JAWAAB MAQAALKA UU QORAY C/SHAKUUR EE SAYLICI SOMALILAND IYO SOMALIA

JAWAAB MAQAALKA UU QORAY C/SHAKUUR EE SAYLICI SOMALILAND IYO SOMALIA

marka waxaan halkan salaan iyo bogaadin ugusoo gudbinayaa dhammaan shacabka reer somaaliland ee sharafya badan
waxa kale oo aan iyagana taas oo kale halkan ugasoo gudbinayaa dhammaan websaydada madaxa bannaan ee somaliland
alsalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhuu
waxaan kale oon salaamayaa ninka magaciisa kusheegay *cabdishakuur muxumad salaan kadib

markaan akhriyay maqaal aad qortay oo u cunwaankiisu ahaa maxaa ka yeedhsiiyay seylici s/land iyo somaliya way siman yihiin
oo aad warkaa kusheegtay inaad wergayska jamhuuriya cadadkiisii 3903aad had ka akhrisatay oo aad waliba hadalla deelqaafa usii raacisay oon meesha qaban adoo shegtay inaad waliba reer awdal tahay markaan sidaa leeyahay macnaheedu maha inan ujeedo ninka reer awdal ma caaridi karo nin udhashay awdal walaal saylici waad caridii kartaa sida %70 mucaaridka uguyihiin madaxweyne riyaale taasi waa iska dabiici wax dhibihina kuma jirto waxa qudha een meesha qabanin waa cayda foosha xun ee niyad xumadu ka muuqato een geedna loogu soo gabban qofku marka uu cid wax kasheegayo waa inaanu been kasheegin

cabdishakuur waxaan kuusheegayaa inuu cabdiraxmaan seylici nin indheergarad ah oo engneer ah oo murashaxa
madaxweyna kuxigeenka somaliland utaagan lana hubo inuu soo baxayo diid amma doon [waaqasban cannak] ee waxaad
yeeshaa madaxda kadanbee ummad madaxdeeda caydaa ummad maahee awdalna xaal sii oo karaalli gali qadafkaa
waxaanse ummalaynayaa inaanad reer awdal ahayn reer awdal intooda badani siwanaagsan bay wax u akhriyaan adigase
waxaa kaa muuqata inaanad sifiican wax u akhriyin maxaa yeelay jariirad dhan oo lawada akhristay ayaad ben ka sheegtay

wabillaahi towfiiq
khadar aqli allaale
khadarsaw@hotmail.com
walaal cabdi shakuur caawa intaasi ha inna kala gaadho oo waxaan kuleyahay[awdalna ha ceebayn afkaagana wax ha udhimin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: