Fanaankii weynaa ee la ilaaway !! “Faysal Cumar Mushteeg”

Fanaankii weynaa ee la ilaaway !! “Faysal Cumar Mushteeg”

Marka aan maqlo magaca Faysal Omar Mushteeg,waxaan markiiba xasuustaa heesihiisii faraha badnaa ee ku raaxaysan jireen dhamaanba Ummadda afsoomaaliga ku hadashaa.

Anigu waxaan si gaar ah u xasuustaa heestii caanka ahayd ee la odhan jiray

“LACAGEEEEEEEEEEEEY-

RAGGA KALA LABEEYAAY.

LIITAHA GARGAARAY

LAQAN HOOS U CELIYAAY

TAAN ANIGU KU LOOFARAY

EE HORE U LUMIYAA.
Sida aan maqlay Faysal wuxuu hadda ku nool yahay magaalada Hargeysa,mana garaayo sida ay xaaladiisa caafimaad iyo tan faneed ay tahay xilligan,balse waxaa haboon in aan la ilaawin shaqsiyaadka qaaliga ah sida Faysal iyo ragg iyo dumar badan oo kale,oo ah shaqsiyaadkii shiday SHUMACII FANKA dadka afsoomaaliga ku hadla.

Ugu dambayntii ma garanayo hadal badan oo aan ka idhaahdo Fanaanka caanka ah ee Faysal Cumar Mushteeg,balse shacabka reer Somaliland waa ku waajib ila xasuusto Faysal iyo fanaaniin kale oo fara badanba ee ragg iyo dumarba.

Caafimaad iyo barwaaqo ayaan u rajeynayaa dhamaanba fanaantii Soomaaliyeed iyo kuwa reer Somaliland-ba,xusuusna way mudan yihiin.

Abdi M.Saleiman(Mingiste)

abdi_saleiman@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: