OGEYSIIS JALIYADDA REER SOMALILAND EE SAUDI ARABIA XUSKA 26 JUNE IYO SOO DHOWEYNTA HOGAANKA UCID

OGEYSIIS JALIYADDA REER SOMALILAND EE SAUDI ARABIA XUSKA 26 JUNE IYO SOO DHOWEYNTA HOGAANKA UCID
Waxaa laagu bushahaareenayaa dhamaan dadweenaha jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Sacuudi Arabiya gaar ahaan magalo madaxdiisa Riyadh in uu uruka dhalin yarta reer Somaliland ee Sacuudi Arabiya SSYO usoo diyaariyay soo dhaweenta iyo qaabilaada Hogaanka xisbi qaranka Cadalada
iyo daryeelka ee UCID oo kale ah Eng. Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga ahna Musharaxa jagada Madaxweenaha ee doorashooyinka sanadkan 2009, waxaa isna ku waheliya safarkan Prof. Maxamad Rashiid Ismaciil oo ah musharaxa madaxweene ku xigeenka xisbiga ee doorashooyinka sanadkan 2009, markii ugu horaysa aay la kulmaan Jaaliyada reer Somaliland ee Sacuudi Arabiya.

Hadaba Kulankaas sharafta leh ayaa waxuu ku soo beegmay diyaar garowga reer riyadh aay ugu diyar garoobayaan udabaal daga xuska maalinta qaranka ee 26ka June, sidaas darteed waxaay Janis u yeesheen dadka Jaaliyada reer
somaliland ee Sacuudi Arabiya in aay Goob kaliya ka wada helaan soo dheenta madaxda dalkooda iyo barnaamij xiiso badan leh oo aay soo diyaariyeen dhalinyarada reer Riyadh.

Waxaana halkan looga sheegayaa dhamaan dadweenaha reer somaliland ee ku dhaqan cariga Sacuudi Arabiya in aay u diyaar garoobaan kasoo qeeb galka Xafalda xuska 26ka June iyo waliba soo dhaweenta martida qaaliga ah ee inala joogta.

Waxii faah faahi ah waxaaydu kala soo xidhiidh kartaan Qabanqaabiyaasha.

Axmad Xuseen : +966504598840

Axmad Owliyo : +966509500640

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: