Tacsi:- INAALILAAHI WA INAA ILLAAYHI RAJACUUN

Tacsi:- INAALILAAHI WA INAA ILLAAYHI RAJACUUN

Tacsi:- INAALILAAHI WA INAA ILLAAYHI RAJACUUN

Dhamaan shaqaalaha iyo hawlwadeena shakadaha http://www.Waryatv.com iyo http://www.Goljano.com, waxay halkan tacsi uga dirayaan Wariye Ibraahim Abdirahman Qaasim oo awoowgii Cartan Xassan Guuleed daraad ku geeriyooday magaalada hargiesa.

Waxaanay illaahay uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo Eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna uu samir iyo iimaan ka siiyo, Illaahayna uu u qabriga u waasiciyo, AAMIN AAMIN AAMIN

Sidoo Kale anaga oo ah Bahda ToggaHerer Webmaster ka Tafatiraha Wariyayasha waxanu Tacsi u dirayanaa Wariye Ibraahim Abdirahman Qaasim oo awoowgii Cartan Xassan Guuleed daraad ku geeriyooday magaalada hargiesa.

Marxuumka Waxaanu Alle SWT uga Barayaynaa in UU janatul Fardawsa ka waraabiyo Qoyska iyo Ehelka Asxaabta uu ka baxaynya Samir iyo Iimaan Ka siiyoo Amiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: