WAA KUMA M/WEYNAHA BEDELI DOONA M/WEYNE SH SHARIIF

WAA KUMA M/WEYNAHA BEDELI DOONA M/WEYNE SH SHARIIF
marka hore waxaad aad u salaamayaaa dhammaan warbaahinta dalka gaar ahaan website yada marka xiga waxaan maan doonayaa inaan soo bandhigo shirar beryahan danbe kasocday dalka maraykanka iyo kuwo kaleba oo ku saabsanaa muqtaqbalka dalka somaalia dib doorashadii m/weyne sh, shariif taas oo lafilyey inat soo af jaridoonto colaada dabo dheeratay taas oo noqotay hal baad lagu lisay riyo kadib markii sh,shariif hogaamintiisa ay kasoo horjeesteen saaxiibadiisii waagii maxaakiimta kuwaas oo kukala jabay qorshihii UN KA ee uu wakiilka ka,ahaa ahmed weled abdalla oo ku guulaystay inuu daaqda kasaaro m\weyne c/laahi yuusuf iyo xulafadiisii ITOOBIYA taas sh shariif na u sahashay inuu ku boodo sh shariif haba fashilanka ku yimi dawlada sh shariif ayaa dunida ku dhaliyey walaac horleh iyo tabaabulshe yagleel cusub oo ay ugu diyaar garoobayaan dawladii iyo m/weynihii sh shariif bedeli lahaa waxay UN KU bilaabeen inay shiriyaan saraakiishii milatery ee soomaliya waxayna soo bandhigeen jadwal cusub oo ku aadan siyaasada cusub ee ee ay aaminsanyihiin waxaa kale oo lasoo cimaamaday ninka caalamku u dhiibidoono xilka m/weynaha dalka kaas oo ah ninka layidhaado C/NUUR AXMED DARMAAN nin kaas oo sanadkii 2004 ayu ay m/weyne u doorteen qayb kamid ah baarlamaankii dawaldii c/qaasim ee TNG c/nuur darmaan waa nin aqoonyahana islamarkaana maalqabeen waxaana uu xidhiidh dhaw laleeyahay qoyska loo qayaan TEXES ROYAL FAMILY oo ay kasoo jeedaan labadii m/weyne ee is dhalay ee reer bush waxaa oo xidhiidh dhaw laleeyahay wadamada UAE JORDAN TURKI KIINYA IYO WELI BA WADAMO KALE OO QARSOODI AH dhinaca kale hadii aynu ka eegno soo sharixida beesha caalamka ee c/nuur darmaan waxay salka ku haysaa isaga oo kasoo jeeda reeka lafdhabarta u ah reeraha kacdoonka kawada soomaliya qaas ahaan reer hada caalamku u bixiyey libaaxyada aan ladhaadin waana jifilada loo yaqaano CAYR beeshaas oo isku mar u wado hano qaadeen ilaa toban hogaamiyeyaal ganacsadeyaal hogaamiyeyaal dagaal wadaada ugu caansan kacdoonka soomaliya ragaas oo aan kaxasuusto

M/WEYNIHII TNG DR C/QAASIM SALAAD XASAN
SH XASSAN DAAHIR AWEYS
JENERAL MAXAMED NUUR GALAAL
AADEN XAASHI CAYROOW
SH YUUSUF SIYAAD INDHO CADDE
IBRAAHIM ROOBLE JIMCAALE GOOBAALE
YUUSUF MIRE SEERAAR
INA DEELAAF
XASAN CABDI SALAAM

HABA HADAYNU HALAKAA KAGA GUDNO SOO SHARIXDA BEESHA CAALAMKA EE DARMAAN IYO U XILASHADIISA
waxaa yaguna leh doorkooda soo jeedimeed saraakiisha milatery ee dalka soomaliya wax laga waydiiyey kadib markii saraakiishu ogaatay qorshaha M/WEYNAA CUSUB EE AY WATAAN (USA) EU ) UN KA) waxay iyaguna soo jeediyeen in la bedlo qorshaa hada kuu salaysanyahay baarlamaanka soomaaliya ee ku dhisan 4.5 kaas oo laga dhigo 5 qaybood oo kala ah afar qaybood oo isleeg oo kala
HAWIYE
ISAAQ
DAAROOD
DIGIL IYO MIDHIFLE
IYO HAL QAYB OO URURIS AH

WAXAA KALE OO AY SOO BANDHIGEEN NINKA NOQON DOONA RA,IISAL WASAARAHA CUSUB KAAS OO AH NIN JENERAL AH OO
OO REER SOMALILAND AH ISLAMARKAANA KASOOJEEDA GOBOLKA TOGDHEER
nin kaas oo noqon doona ra,iisal wasaare awood badan oo m/weynaa mar la dhaca waxaana sida warku sheegayaan ninkani uu awood badan iyo taageero ka helidoonaa deegaanada uu ka soo jeedo oo lagu qayaano xarko siyaasadeed isaga oo dadkoodu ku xasuusan doonaan waxyaabii uu u qabtay xiligii uu jiray hogaanka sare dalkii soomaaliya hadaba xogaha ninka ra,iisal wasaaraha loo wado reer somaliland iyo ta m/weynimada darmaan oo aan ka soo xigtay nin layidhaado COL CALI DUUR JOOG oo isagu ka qayb galay shirkii USA ayaa ahaa mid aad u xiiso badan anigu shaqsiyan maan aqoon m/weyne c/nuur darmaan laakiin waxaan kula kulmay hargaysa sanadkii 2007 dhamaadkiis isaga oo jooga HOTEL MAAN SOOR OO AAD AMIINKIIS LOO ILAALINAYEY ma doonayo inaan halkaas usii dhaafo kulankii na dhex maray aniga iyo m/weyne darmaan balse waxaa uu e kaa nin kalsooni badani ka muuqato waxaa uu jeebkiisa lalaaday ID CARD loo yaqaano barotakoolka oo kuu sawiran yahay map ka soomalia ee u eg sebenka ma todobada 7 balse waxaa joogi taan kiisa ogaa dhawr qof aan ku jiro waxaana uu la kulmay M/WEYNE RIYAALE waxaana uu hargaysa joogay ilaa afar cisho

wabilahi tawfiiq
DIYAARIYE
C/QANI ISMAACIIL MAXAMED FOODCADDE
GENEVA SWITZERLAND

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: