TACSI GEERIDA MARXUUM GARAAD SALEEBAAN DAAHIR AFQARSHE INAALI LAAHI WA INAYLI RAAJICUUN

TACSI GEERIDA MARXUUM GARAAD SALEEBAAN DAAHIR AFQARSHE INAALI LAAHI WA INAYLI RAAJICUUN

Anagoo ah dhamaan jaaliyada reer Somaliland ee dalka Ethiopia waxaan halkaan anagoo ka tiiraanyeysan uga tacsideynaynaa eheladii iyo qaraabadii iyo shacabka reer Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Garaad Saleebaan Daahir Afqarshe oo ahaa garaadka Beesha Naleye Axmed ee dhulbahante oo saaka aroornimadii ku geeriyoodey cusbitaal ku yaala magaalada Addis Ababa ee Ethiopia.

Garaadku wuxuu ifka uga tegay hal xaas iyo labo wiil oo soddon sanood kala weyn.

Waxaan marxuumka illaah uga beryeynaa inuu janadiisii firdowsa geeyo innagana idilkeen uu samir iyo iimaan inaga siiyo.

Inaa lillaah wa inaa ileyhi raajicuun.

Wabillaahi Towfiiq,

Sheikh Mohamud

DHAMAAN MAAMULKA IYO SHAQAALAHA WEBKA TOGAHERER WAXAAN TACSI U DIRAYNAA DHAMAAN QOYSKA SHACBIGA JAMHUURIYADA SOMALILAND GEERIDA KU TIMID ALLE HA U NAXARIISTO GODKANA HA U NUUREE MARXUUM GARAAD SALEEBAAN DAAHIR AFQARSHE OO KU GEERIYOODAY SAAKA ADISS ABABA.
WAXAANU ALLE MARXUUMKA UGA BARYAYANAA JANADII FARDAWSA EHELKA QOYSKA IYO QARAABDANA ALLE HA KA SIIYO SAMIR IYO IIMAAN AAMIIN

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: