NINKA CARABKU DADKA KU CAAYAYO CAYDA BEENTA AH HADANA DIINTA KU SHEEGAAYO MARKA HORE DIINTA

NINKA CARABKU DADKA KU CAAYAYO CAYDA BEENTA AH HADANA DIINTA KU SHEEGAAYO MARKA HORE DIINTA

waxan salaamaya ugu horayn shabakada togaherer iyo dhamaan inta jecel jiritaanka somaliland

waxan rabaa inaan kelmed kooban ka idhaaho qoraal khaldan isla markaana diinta islaamka loogu soo qaatay tusaale

isla markaana aan odhan karo qoraal qof lagu caayayo cay weliba xaqiraad ah oo runta ka fog

ayuu ahaa sida adarteet waxan jeclaa inaan idhaaho marka hore

akhristaa soo qoray inuu marka hore ogaado inuu isaga lafteesu khaldan yahay

oo caytamaayo cay uu qof wayn oo masuul ah ku ceebaynaayo isla markaana diinta islaamka tusaale u soo qaadanaayo

marka hore inta uu diinta ka hadlaayo isagu diinta siday tahay howgu dhaqmo ayaan odhan laha

waxan runtii aad ula yaaba dad badan oo u soo qaata diinta islaamka tusaale runtiina iyaga laftooda aanay kaba muuqan

ku dhaqankeedii diinta islaamku waa diiin qaali ah waxkastana ilaahay inoogu faahfaahiyay sidaa darteet waxan aad ula

yaaba niman seeflaboodya ah oo waxay doonaan iska soo qora hadhowna diin usoo qaata tusaal

tusaale oo kale nin baa shabkadan qoraal soo dhigay uu ku leeyahay marka la fasilo ama ijeedadiisa laqeexo kelmedaa ah

WARANCADOW XAARAANDANBE MA CUNAYSAAN

markuu hadalkaa leeyahay hadana aayaddo quraan ah ayuu tusaale usoo qaadanaya isagoo laftiiisu ku jiro sakal oodan oo

indhala aan ah

diinta ilaahay oo tusaale khaldan loo soo qaata waata keentay in caruurta yaryar somalia al shabaab labaxday ee layidhi

qori qaata oo cidkasta ku rida janadaa tegaysaanne

khaladaad kaas oo miidhan ayaa keenta in diinta islaamka tusaale khaldan lagu shabaho waana denbiyada aad u waa wayn ee illaahay laga galo

hadaba waxan talo u fidinayaa muwaadinka qoraalka dheer naqdiyay ee magaciisa la yidhaaho

iimaan caynaanshe

isla markaana tusaale u soo qaatay diinta islaamka isago ubaahan isaga laftiisu cadayn uu ku sheego tuu ku leeyahay

xaraanbaad cuntay warancadow iyo wax la halmaala

waxan odhan laha

AYAAD QUR AAN AH ayaa macnaheedu ahaa

( KAFIIRSADA WARARKA INTA AYDAAN FIDIN

hadaba diintu maaha uun halkaad udan leedahay inaad ka soo qaadate ixtiraam aya lagaaga baahan yahay

aad marka hore ku soo bandhigto aad marka hore carabkaaga ku wanaajiso

aad marka hore naftaada ku soo aslaaxiso edeb iyo akhlaaq

adiga laftaada

marka hore iyo wax xaqiida ku cad inaad usheegayso dadka

waxan ku soo ururinayaa dadka diinta islaamka sida khaldan u deegsanaaya

iyo kuwa diiinta cuqdada ka qaba allaah hasoo hadeeyo oo jidka cad ee musaqiimka ah allaah hagaransiiyo

W/Q:Mustafe Omar Hussein

asc wr wb

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: