HAMBALYO DHALASHO WIIL KHEYR QABA.

HAMBALYO DHALASHO WIIL KHEYR QABA.

Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay hambalyo ay farxadi ku dheehantahay u gudbinayaan MUDANE CABDULQANI ADAN DHEERE iyo xaaskiisa MARWO SHUGRI MAXAMED IBRAAHIM, oo caawa saacadu markay ahayd 12:00, 15/06/09, wiil ugu dhashay caasimada somaliland hargeysa. Waxaanu ILAAHYA uga baryaynaa inuu noqdo kii ku soo barbaara caafimaad,kal gacal iyo nolol aad u heer saraysa oo wacan,noddana wiilkii diintiisa,waalidkiisa,dadkiisa iyo dalkiisa wax tara oo duco qabe ah. AMIIN .AMIIN INSHA ALLA.

1. Cabdulqaadir Adan Dheere iyo Reerkiisa.
2. Saynab Adan Dheere iyo Caruurteeda.
3. Maxamed Adan iyo Reerkiisa.
4. Maxamed Amiin Aakhir iyo Reerkiisa.
5. Cabdulkariim Gamuute iyo Reerkiisa.
6. Xuseen Cabdi Jaamac iyo Reerkiisa.
7. Maxamuud Ducaale Maxamed iyo Reerkiisa.
8. Khadar Rooraaye.
9. Iyo dhamaan asxaabta guud ahaan reer ADAN DHEERE iyo gaar ahaan asxaabta MUDANE CABDULQANI iyo MARWO SHUGRI, ee ku kala filiqsan dunida dacaladeeda oo dhan.

WA BILAAHI TAWFIIQ.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: