Talo ku socota Engineer Xuseen Maxamuud Jiciir amaba Dawladda Hoose ee Hargaysa

Talo ku socota Engineer Xuseen Maxamuud Jiciir amaba Dawladda Hoose ee Hargaysa

marka hore waxaan salaamayyaa dhamaan bahda warbaahin
ee sida wanaagsan u soo tabisa warar gaar ahaan http://www.togaherer.com
Hadaba hadii aan u soo daadago mawduucan amaba fikirkan aan qabo beryahan danbe waxa aad magaaladda Hargaysa looga dareemaayay hagaajinta wadooyinka iyo Banaynta magaaladda hargaysa gaar ahaan koona yaasha hadaba waxa aan leeyahay cid kasta oo arintaa ku hawleh hadii ay tahay dawladda hoose dad waynaha cidkasta oo ku hawleh arinkaa inaan laga daalin si loo horumariyo caasimada Hargaysa iyo guud ahan wadanka odhan inteena ka qaybqaadatayna Illaahay khayr hawgu bedelo iyo kuwa ku soo socdaba

Dawladdana Hoosena waxa aan leeyahay hadii aad sidaa ku wadaan dee qaar kaleba oo idin bedela looma baahna
oo idinka ayuunbaa la idiinku celin waayo codka dadwaynaha ayaa iska leh hadii taa la waayana dee dadka ayaa dooran dad wax qabanaayah waxay soomalidu ku maahmaahdaa togba taagtiibuu rogmadaa waxaan uga jeedaa hadii aynu tamarteena muujino waxbaynu qabsan karnaa waa hadii dalkana wax loo quudho in badan ayaynu wax hagaajin karnaa hadii illahay innala qabto

markaa yaynaan noqon bil saddex gurigaagana way kaa kaxaysaa guri islaameedna kuma gaadhsiiso waayo wali meelo badan ayaa hadhay
bye
xusen cilmi
HARGEISA somalinad
0025224415433

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: