HAMBALYO LABADI HODMEE HOY WADA GALEE HOODALEE NOQDEE HIBO IYO DUCOBA NAGA HOOYA.

HAMBALYO LABADI HODMEE HOY WADA GALEE HOODALEE NOQDEE HIBO IYO DUCOBA NAGA HOOYA.

Anagoo kala ah:
C/Xakiim Ismaaciil X.Axmed, xaaskiisa iyo carruurtiisa
C/Wahaab Maxamed Ibraahim(Ina Jannogale), carruurtiisa iyo xaaskiisa
C/Casiis Bitijoor iyo xaaskiisa
Xuseen Cismaan Dhuux, carruurtiisa iyo xaaskiisa
Faysal Cali Kaahin
Dadkaas oo dhammaantood jooga magaalada Oslo ee Dalka Norway waxay halkan hanbalyo iyo bogaadin ugu soo gudbinaynaa Meherka Khadar Abiib Cismaan iyo Khadra Maxamed Ileeye oo meherkoodu 1dii Juun 2009 uu ka dhacay magaalada Hargeysa; waxaamay leeyihiin Ilaahay aqalgalkiina idinku gaadhsii nabad iyo caano. AAMIIM.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: