HEESTA XUSKA MUJAAHID MAXAMED MOOGE LIBAAN EREYADII ABWAAN AXMED FARTAAG

HEESTA XUSKA MUJAAHID MAXAMED MOOGE LIBAAN EREYADII ABWAAN AXMED FARTAAG

AXMED FARTAAG



> Hees waa mujaahidkeenii

> Mashaqaada ceebaa
> Mugdigii ka dhiidhiyey
> Muhuraanka geesiga
> Maantaan xusaynaa
> Mudnaantuu lahaa iyo
> Magaciisii dheeraa

> Waa macalin keenii
> Waa mujaahidkeenii
> Maxmed mooge liiban
>
> Xikmad lagu manaystiyo
> Mulaxan kiisa heesaa
> Cod kiisii macaanaa
> Marka aan xasuustaa
> Maankayga qiirada
> Murugadu i qarisaa
>
> Waa macalinkeenii
> Waa mujaahidkeenii
> Maxamed mooge liiban
>
> Markay ugu darayd iyo
> Maalinbaastii dhiidhiyey
> Maalkii la dhacay iyo
> Maatidii la laaliyo
> Naga maydhay ceebtee
> Moorgan kula dagaalamay
>
> Waa macalinkeenii
> Waa mujaahidkeenii
> Maxmed mooge liiban

By abwaan Axmed Cabdilaahi Maxmud
Axmed fartaag Doha Qadar
Xuska Maxmed Mooge Liibaan

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: