WARGELIN KU SOCOTA JAALIYADDA REER SOMALILAND EE GERMANY

WARGELIN KU SOCOTA JAALIYADDA REER SOMALILAND EE GERMANY

Waxaa dhammaan lagu war galinayaa Jaaliyadda J. Somaliland ee ku dhaqan Dalka Germany in Maalinta Axdda ee ay Isniintu soo galayso Taariikhduna tahay 31/05/09 Xarunta Frankafurt Am Main lagu qaban doon Xaflad Labaad oo loogu magac daray: Xuska May iyo Habeenkii Frankfurt.

Sidaasi darteed waxaa si xushmad iyo tixgalin leh looga codsanayaa in ay ka soo qayb galaan Xubnaha kala duwan ee Jaaliyadda JSL/Germany. Xafaladdaas oo bilaabamaysa 19:00 gd. Soconna doonta illaa Waaberiga. Hadii Eebbe ka raali noqdo.

Ciwaanku waa:

Meesha:::::: MOKAMBO NIGHT CLUB (Ex-Polizei Presidium)

Jidka: :::::::: Friedrich-Ebert-Anlage 13

Waxaad 200 oo Talaabo oo keliya uga kacaysaa dhanka Woqooyi Xarunta guud ee Tareemadu ku kulmaan ee (Frankfurt main Hbf).

Hadii kale toos u tag Xarunta Jaaliyadda JSL ee Ludwig Strasse 12 oo hal dariiq uun u dhexeeyo isla goobta lagu xafladeynayo ee MOKAMBO NIGHT CLUB.

Cashada Habeenkaa, Cuntada Fudud, Cabitaanka iyo gelida Xafladuba waa kuu bilaash.Maa Shaa’ Allaah.

Wixii Faah-faahin ah ee dheeraad laxidhiidh
Somalilandverein@yahoo.com

iyo

muhumed faisal (giire9@hotmail.com)

Waad Mahadsan tihiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: