TACSI GEERIDA (AUN) MARXUUM XASAN MAXAMED DHUNKAAL (DENKELI).

TACSI GEERIDA (AUN) MARXUUM XASAN MAXAMED DHUNKAAL (DENKELI).

Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi u diriyaan dhamaan xaaskii iyo caruurtii,eheladii iyo qarabadii uu ka geeriyooday ALLA ha u naxariistee AGAASIMIHII WASAARADA HAWLAHA GUUD EE GOBOLKA SANAAG, XASAN MAXAMED DHUNKAAL (DENKELI),oo ku geeriyooday galabtii sabtida 23/5/2009, magaalada ceerigaabo ee caasimada gobolka sanaag.Wxaaan MARXUUMKA ILAAHAY uga baryaynaa inuu janat alfarduus ka waraabiyo oo geeyo,reerkiisa iyo eheladiisiina in ILAAHAY SABIR IYO SILWAAN KA SIIYO AAMIIN AAMIIN .

1. MAXAMUUD DUCAALE MAXAMED.

2. MAXAMED AXMED KUUTIYE.

3. MAXAMED AXMED CAWED.

4. MAXAMUUD FAARAX XASAN (DIC DIC).

5. MAXAMUUD AXMED CAWED (SHIINE).

6. CABDURAXMAAN AXMED CAWED.

7. CABDULQAADIR AXMED CAWED.

8. CALI .X. XASAN MUUSE.

9.CUMAR MAXAMED BIIXI.

WA BILAAHI TAWFIIQ.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: