JAWAAB COMPANYA DA FARANCE EE LA SHEEGAY INAY MAALGASHI KUSAMAYN DOONAAN DALKA IYO UJEEDOOYIN….

waxaa iyaab gelisay war bixin dheer oo ku kusoo baxay warbaahinta kala duwan ee dalka taas oo kahadlaysay companiyo faransiis ah oo maalgashi ku samaynaya somaliland hada dalka faransiis oo noqday dalka yurub ee m\weyne riyaale ku qarsdo arimihiisa ayada oo aynu ognahay xitaa inuu reerkii usoo raray dalka faransiiska islamarkaa uu dalkan degelka dhigay riyaale ayaan jeclaystay inaan aad indhahayga ugu jeediyo dhaqdhaqaaqa ka jira dalkaas oo ay jaaryhiin dalka aan deganahay aniga oo ka mid waxgaradka iyo siyaasiyiinta reer somaliland ee ku sugan qurbaha islamarkaana jecel inaan dadweynaha reer somaliland usoo bandhigo wixii xoga ee yurub lagu lasoo dhuuntay ayaa waxaan doonayaa inaan wax idiinka iftiimiyo waxaa jira wafti warbaahintu sheegtay oo kasocda companiyo faransiis oo maalgashi ku samayndoona dalka waxaan dadweynaha reer somaliland u cadaynayaa in aanay shaqsiyaadka imanayaa usocon maalgashi balse ay kasocdaan shirikad sharaabka samaysa oo laga leeyahay dalka farance taas oo m\weyne riyaale sheer kudarsaday lacagta sheerka oo lagu qiyaasay 9000000 milyan oo doolar taas xasfiiskeeda u weyni yahay magaada marzile ee dalka faraaska waxaana ay u socdaan qorshe ay kula saxeenayaan riyaale barnaamijka iyo xeerarka shirada bale qorsha loogu magacadaray companiyo maalgashi ku samaynaya dalka ay tahay lab waji oo kala in taageero dadweynaha laga doono cod oo lagu lago doorashada iyo inaanay dhaadin ummmada waxa ay u socdaan dadka cad cad ee reer yurub oo dadkeenu u qabaan inay wax u qabanayaan marka arkaan waxaa ayaan daro oo aan aad uga xumahay sida ay u caadaysteen rag muwaadiniin sheeganayaa inay maalin walba been u sheegaan ummada reer somaliland ee masaakiinta waxaan aan walaalkay cali ismaaciil xasan u sheegi lahaa inuu ka noqdo beenta uu sheegayo shacabkiisa taas alle alle kala xisaabtamidoono maalin maahmaha kamid ah waxaan aan ummada uga digayaa inay rumaystaan beenta iyo dad midabka cadleh ee lagu qaldayo ee qaarna danaha gaarka ah u yimaadaan dalka qaarna yurubta bari lagasoo kiraysto kuwaasoo gidaarada laga soo kiraysto oo iyagu cad ceed u baahan iyo qorax waxaa kale oo aan qurba jooga reer somaliland ugu baaqayaa in ay fashiliyaan qiyaamooyinka loo adeegsanayo dalkeenii hooyo oo sheegaan qiyaamo kasta oo ay arkaan waxaynu xasuus mudan nimankii cadaa ee la keenay weshadii berbera ee dhagaxa la dhigay oo ahaa dad boosniya laga soo kiraystay oo ummada lagu qadayey waxaan kusoo ugnaanadayaa murtida tidhaada maalkasta oo farsamo qaldan kugusoo galaa inuu farmasi qaadan doono

diyaariye
c\qani ismaaciil maxamed foodcadde
geneva switzerland email foodcadde2004@hotmail.com

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: