JAWAAB AFHAYEENKA WASAARADA WARFAAFINTA EE HADALKA SIILAANYO

Waxaan aan halkan doonayaa inaan ugu jawaabo nin ku ku hadlayey afka wasaarada warfaafinta oo sheegay in aad looga xumaaday hadal uu gudoomiyaa xisbiga kulmiye oo ku yidhi los angeles times.
Hadalkaas oo ahaa hadii si sax nalagaga badiyo waan aqbalayaa laakiin hadii si qalad ah wax la isu daba mariyo waanu ku dagaalamaynaa islamarkaana hadal caadi oo aan ceeb iyo naxli toona aanu ku jirin hadaba siilaanyo waa maxay sababta siilaanyo ka keentay hadalkan waa maxayse sababta a ay u dhibsanayso hadalka siilaanyo xukuumada waqtigeedii dhamaaday ee daahir riyaale hogaamiyo muj axmed siilaanyo oo ah musharaxii musharax doorashadii hore ee madaxtooyada kula tartamay Daahir Riyaale Kaahin islamarkaana dad badani ay aaminsanyihiin inuu isagu ku guulaystay islamarkaana wax isdabamarin iyo ku shabasho cadaan lagu sameeyey oo layidhi 80 cod oo lagaranayn meel ay ka timi oo markii danbena maxkamada sare ee oo fulinaysa amarada riyaale ay ku dartay tiro kale oo aan la garanayn oo dheeraad oo islamarkaana siilaanyo oo kamid aabayaasha aasaaska somaliland oo markii hore ay dadka reer somaliland ay aad ugu qaldanaayeen inay isku meel iyo isku madal wax wax ugu qaybiyaan waayo maaha laba nin oo somaliland isku meel iyo isku maqaam u taagan waloow aanay taariikhda afrika cidna sharaf iyo abaal marin hadaba siilaanyo oo arka islmarkaana u tudhay shacabka somaliland iyo dalkii uu usoo halgamay ayaa go,aansaday inuu ka tanaasulo xaqiisii oo uu arko in la dhacay oo dul qaato isaga oo u arkayey riyaale nin ka fiican sida uu iminka yahay hadaba siilaanyo oo sharaftiisa tanaasulka uu riyaale u sameeyey aanay afrika ka dhicin hogaamiye dalkii uu qabsaday kula tartama oo weliba isagii laboobo oo si dhibyar u tanaasula muxuu ugu abaal guday captan DAAHIR RIYAALE WAXA

1) WAXAA UU UGU ABAAL GUDAY INUU XAASKIISA OO AHAYD DUMAR AH OO MUWAADINAD AH OO WAX ALAALE WAX SIYAASAD OO AY KU JIRTAA JIRIN INUU U DIIDO SHAQDII AY KA HESHAY HAYADADA CARE ISLAMARKAANA NIN KIINYAATI AHI LOO OGOLAADAY SHAQDII TAASOO M\WEYNE NIMO DAAHIR RIYAALE KA DHIGAYSA GEEL NIMAAN LAHAAN JIRIN IYO GUNTA YAA MARTIYI JIRAY

2)XAFIISYADA IYO XARUMAHA XISBIGA KULMIYE IN LOOGU FASAXO CIIDAMO BAADHA SI SHARCI DARO OO BOOBA WARAAQAHA IYO AGABKA YAALA IYADA OO AYNU OGNAHAY IN FADEEXADA XILKA LAGAGA QAADAY M\WEYNIHII HORE MARAYKANKA NICSON AY AHAYD TELEFOONO UU LEEYAHA XISBIGA MUCAARADKA AHAA XILIGAA OO UU DHEGAYSANAYEY SI SHARCI DARO OO AY OGAATAY CIA USA ISLAMARKAANA AY TAASI SABABTAY INUU IS CASILO OO UU WAAYO XILKII M\WEYNE NIMO

3) INUU RIYAALE DALKII UU UGA TANAASULO HOGAAMINTIISA SHARCIGIISII KU TUNTO OO UU XITAA MUDAHARAADADII SALMIGA AHAA UDIIDO DADWEYNIHII DALKA XISBIYADII MUCAARADKA AHAA INUU BOOBO HANTIDII UMMADA DANYARTA AH EE AAMINTAY INUU WAX WALBA GACANTA GELIYO OO AANU WAXBA KA XISHOON INUU XAQUUQDII INI AADAMKA KU TUNTO INUU XORIYATU QAWLKII XIDHO

4) INUU MAR WALBA MALEEGO SHIRQOOLO KA DHAN AH INTII DALKANB SOO XORAYSAY EE XAQA KU LAHADAYD OO XADHIGOODA CAADAYSATAY IS UU ISKU DAYO SHIRQOOLO UU DOONAYO IN LAGU QAARAJIYO RAG WAAWEYN OO U HOREEYO SIILAANYO TAAS OO AYNU TUSAALE USOO QAADAN KARO MAALINTII DHAWAYD MUDAHARAAD KII KULMIYE EE OODA LAGAGA QAADAY RASAASTA TAASOO LA DOONAYEY IN LAGU QAARAJIYO MUJ SIILAANYO LAAKIIN ALLE AANU KA DHIGIN

5) SOMAALIDU WAXAY KU MAAH MAAHDAA DHERIGA KAR KULAYLKA AYAA KA KEENA NINKA DALKII U SOO HALGAMAY WELI HADHAAGII SIYAAD BARRE WELI KU DHIBAYAAN WAA AYAAN DARO OO WELIBA ISAGU U TANAASULAY MUJ AXMED MAXAMED SIILAANYO HADUU MOODAY INUU SIYAAD BARRE TAGAY ARDAYDIISII BAA JOOGTA OO KA XUN ISAGII WAAYO ISAGA WAA LA GARANAYAAYE

1) WAA KUMA DAAHIR RIYAALE
2) XUSEEN CALI DUCAALE CAWIL
3) SICIID SULUB
4)XASAN GADHWEYNE
5)X CABDI WARAABE
6) JAAMAC GAAS MUCAAWIYE
7) AXMED MAXAMED AADAN QAYBE
8) C\LAAHI ISMAACIIL CALI CIRO
9) ENG CALI XOOR XOOR
10) CALI WARAN CADE

HADABA GARAN OO AH RAGA SHIDHKA HORE UGU JIRA HOGAAMINTA DALKII MAANTA ISLA MARKAANA KADARAN KUWII XOOGA LAGA TUURAY AYAA KEENTAY IN MUWAADINIIN FARO BADANI AY U DIYAAR GAROOBAAN WAX KASTA OO AY KU KACAYSO IN DAAHIR RIYAALE IYO KOOXDIISA KURISGA IYO UMMADA LAGAGA TUURAYO HADABA MUJ SIILAANYO TAAS UU BUU HORMOOD U YAHAY WAXAAN AAN AFHAYEEN KA YAR EE HADLAYBA UGU BUSHAARANAYAA INUU DAAHIR RIYAALE DHACAAYO DOORKAN SIFO KASTA HAKU DHACEE WAXAANAAN SAAXIIB C\QANI ASKAROOW KUU SHEEGAYAA HA JECLAYSAN MAGAALO MIYI BAAD KU DANBAYE WAXAANA QOFKASTA OO KA NAXAY SOMALILAND DIYAAR U YAHAY RIDIDIDA RIYAALE NAF IYO MAAL XOOG XOOLO XABAD IN TABADA

WABILAAHI TOWFIIQ

DIYAARIYE
C\QANI ISMAACIIL MAXAMED FOODCADDE

EMAIL FOODCADDE2004@HOTMAIL.COM

GENEVA SWITZERLAND MOBILE 004178318544

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: