HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO MAALINTA QARANIMADAJAMHUURIYADDA SOMALILAND 18 MAY BAHDA TOGGAHERER

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO MAALINTA QARANIMADAJAMHUURIYADDA SOMALILAND 18 MAY BAHDA TOGGAHERER

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO JAMHUURIYADDA SOMALILAND

Dhamaan Maamulka shaqaalaha Iyo Wariyayasha Webka ToggaHerer oo kala ah,

Webmaster Oday Maxamed
Tafatire sare C/wahaab Maxamed
Tafatire Maxamed A Nuur
Adem Muse
Salebana Ibrahim
Maxamed Muse
Axmed Kulan Jokar
Baashe Maxamed Yusuf
Xuseen Jaamac Duraan
Ahmed Xasan Cali

Waxaanu Hambalyo U diraynaa Shacbka Iyo Qaranka Somaliland maaalinta la soo noqoshada Xoriyadii Luntay 1960 ee Isniin 18 May 1991 Waan maalin farxad iyo quruxi ku dheehantahay, waa maalin qaali ku ah Umadda Somaliland.

Bahda ToggaHerer oo ka faaidaysanaya fursadda qaaliga ah ee sannadlaha ah, waxa aan hambalyo iyo bogaadin halkan ugu soo gudbinayaa shacabka somaliland gudo iyo debedba, shacabkaas oo la’aantii aanay waxba suura galeyn,shacabkaas oo ah mid aad iyo aad u samir badan.

Waxa kale oo aan hambalyo taas la mid ah u soo gudbinayaa xakuumadda Somaliland Saddexda Xisbi Qaran UCID KULMIYE UDUB Labad gole ee Guurtida iyo wakiilada Ciidamada Qalabka Sida .

Guul iyo Gobannimo
Somaliland ha waarto

Webmaster ka Shabakadda ToggaHerer
Oday Maxamed

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: