HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO JAMHUURIYADDA SOMALILAND

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO JAMHUURIYADDA SOMALILAND Dhamaan Maamulka shaqaalaha Iyo Wariyayasha Webka ToggaHerer oo kala ah, Webmaster Oday Maxamed Tafatire sare C/wahaab Maxamed Tafatire Maxamed A Nuur Adem Muse Salebana Ibrahim Maxamed Muse Axmed Kulan Jokar Baashe Maxamed Yusuf Xuseen Jaamac Duraan Ahmed Xasan Cali Waxaanu Hambalyo U diraynaa Shacbka Iyo Qaranka Somaliland maaalinta la soo noqoshada Xoriyadii Luntay 1960 ee Isniin 18 May 1991 Waan maalin farxad iyo quruxi ku dheehantahay, waa maalin qaali ku ah Umadda Somaliland. Bahda ToggaHerer oo ka faaidaysanaya fursadda qaaliga ah ee sannadlaha ah, waxa aan hambalyo iyo bogaadin halkan ugu soo gudbinayaa shacabka somaliland gudo iyo debedba, shacabkaas oo la’aantii aanay waxba suura galeyn,shacabkaas oo ah mid aad iyo aad u samir badan. Waxa kale oo aan hambalyo taas la mid ah u soo gudbinayaa xakuumadda Somaliland Saddexda Xisbi Qaran UCID KULMIYE UDUB Labad gole ee Guurtida iyo wakiilada Ciidamada Qalabka Sida . Guul iyo Gobannimo Somaliland ha waarto Webmaster ka Shabakadda ToggaHerer Oday Maxamed

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: