M/WEYNE RIYAALE OO LASHEEGAY INUU ISKU SHAANDHAYN ERI IYO KORDHIN KU SAMAYNAYO GOLIHIISA WASIIRADA

M/WEYNE RIYAALE OO LASHEEGAY INUU ISKU SHAANDHAYN ERI IYO KORDHIN KU SAMAYNAYO GOLIHIISA WASIIRADA

maalin nimadii axada gelinkeeda ayey ahayd markii aaan casuumad ka helay saxiib kay oo degan dalka faransiiska oo layidhaado muxumad xassan aaye kana degan france magaalada leyon ee ku dhaw xuuduudka dalka switzerland xasiibkay oo mudo dheer deganaay france oo aanaan mudo sanad is arkin maadaama ninba tiisu mashquulisay waxaan u tabaabushaystay inaan ajiibo casuumada oo aan tago france leyon waxaan geneva ka ambo baxay sideedii subaxnimo waxaan talaabay dhanka france gaar ahaan magaalda anyaas oo ku dhegan geneva waxaan halkaa ka raacay tareen ilaa leyon waxaan gaadhay leyon 11 saac am waxaa halkaa sidiiran iigu soo dhoweeyey saaxiibkay mr aaye ilaa kowdii waxaa isna na soo gaadhay nin aanaan hore isu aqoon magiciisa xitaa aanaan hore u maqlin oo isna casuumada ku jiray oo markii danbe aan ogaaday inuu yahay la taliyaha m\weyne riyaale ee wadamada afka faransiiska ku hadla gaar ahaan wadanka faransiiska OO MAGICIISA LAYIDHAADHO JAAMAC AW CILMI GAAXNUUG sheeko is xog waraysi sdexyada na dhexmaray kadib waxaanu gudo galay qado saraftii uu diyaariyey mr aaye isagoo iskaayo baray jaamac aw cilmi oo ay isaga is garanayeen is barashada iyo qadadaa kadib waxaa gudo galay fadhi qayilaadeed oo soomalida lagu manaystay waxaa jaamac kala go i waayey tefoono isdaba jooga oo ka imanaya dalkii hooyo jaamac oo telefoonadii sii bateen wuu kaxishooday inuu marba kaco waayo meeshu waa yurub waxaanu sicaadi u watay shir uu kaga qaygeliayey isgaadhsiinta mobile ka oo ka socda hargaysa waxaan jaamac si kooban u waydiideyey ma wax dhibaato ayaa dalkii ka jira waxaa uu iigu jawaabay mayee xogaa buuqa oo qoladii mucaaradku wado iyo isku shaandhayn dhinaca xukuumada ah waxaan oo ma wasiirada ayaa wax laga bedelayaa wuxuu igu yidh waxaan ka shaqaynayo ee i wareeriyey bawaa hawshaa oo gudi aan ku jiro ayuu m\weynuhu u igmaday inay ka soo baaraan degaan jaamac oo ka xishoonayey inuu wax ka qariyo saaxiibkay mr aaye oo ah qurbaha ku raagay oo deganaa 13 sano ayaa waxaa ii suurto galshay inaan su aalah ku garbiyo waxaan weydiiyey waa maxay gudigaasi ma baarlamaankaa wuxuu iigu jawaabay maye waa gudi kale oo sadex ah aniga oo jaamac aw cilmi ah wasiirka cabdi xasan buuni layidhaado iyo xoghayaha xisbiga udub jaamac yaasiin faarax iminka go.aankii taladayada waanu soo gebo gebaynay waayo markii horeba waanu jiray talada ee waxaa dib u dhigay wada hadaladii mucaaradka lagu la jiray waxaa keliya ee noo dhiman ee aanaan weli isla garan waa ninkii bedeli lahaa wasiirka warfaafinta oo dhawr nin loo la kala saari la yahay miiska yaalaan waxaan weydiiyey oo ma kaas oo keliya ayaa la eryayaa wasiiro badan ayaa la eryayaa oo maxay kala yihiin wasiirada wax laa la bedelayaa wax waa eryayaa waxna kordhinayaa waxaa aniga i waydiiyey miyaad kala taqaana wasiirada dalkaaga hooyo sowdigan gurbaa jooga miyaanad sida saaxiibkaa aaye ilaa win wadankii waxan ku idhimayee waxaan doonayaa inaan imika kala barto waxaa igu dee hadaa maxaad iga waydiinaysaa mar hadii aanad kalaba garanayn w3axa markaa nasoo dhexgalay saaxiibkayo aaye oo aanu marti u nahay waxaa aaye yidhi jaamac noo kala sheeka kuwa erayao iyo bedelayo iyo kuwa la kordhinayo waa iska barandoonaaye jaamac oo nagu qoslay kadib waxaa nagu yidhi sida ciyaalo iskuulka waa kuwane qorta ilaa si kale ku garan maysaane si aydnaan u ilaawin qosol kadib waxaanu noo sheeg sheeg adigu si uun u xussusandoonaaye

WAXAANA NAGU YIDHI SIDAN
WAXAA LA ERYAYAA

WASIIRKA ARIMAHA GUIDAHA C\LAAHI IRO
WASIIR ARIMAHA DEBEDA C\LAAHI MAXAMED DULAALE
WASIIRKA WARFAAFINTA AXMED X DAAHIR
WASIIRKA WERSHADAHA MAXAMED SALEEBAN
WASIIRKA GANACSIGA CISMAAN QAASIM
WASIIRKA BEERAHA AADAN DHOOLAYARE
WASIIRKA CADAALADA AXMED CALI CASOOWE

oo jaamacoow nimankani ma danbi bay galeen mayee qaarna shaqadooda ayaa la saluugay qaarna muda ayey wajigooda ku bateen islamarkaan waxay xukuumada dhigay waji cusub oo xukuuma kaga gaashaamato qolyan mucaaradka ah hadii dooraho noqoto iyo hadii si kale noqoto ba waxaanu jaamac ku aad noo sheegay waa kuwo sii socdee kuwa labedelayna noo sheeg

WAXAANA GAYIDHI SIDAN

WASAARAD ARIMAHA GUDAHA WAXAA LADHIGAYAA
AXMED JAAMBIIR SULDAAN
WASAARADA ARIMA DEBEDA WAXAA LOO BEDELAYAA
CAWIL CALI DUCAALE
WASAARADA BEERAHA WAXAA LOO BEDELAYAA
SICIID SULUB
WASAARADA CADAALADA LAGA DHIGAYAA
AXMED CABDI XAABSADE
WAXAA UU NOO SHEEGAY WASAARADA WERSHADAIYO GANACSIGA LAYSKU CELINAYO MID KELIYA GADHIGAYO
WAXAANU KALE OO AANU WAYDIINAY WELI WARFAFINTA NOOMAAD SHEEGIN QOFKII LAGA DHIGI LAHAA WAXAA NAGU YIDHI TELEEFOONKII IIGU DANBEEYEY WAXAA LABA NIN OO LA KA YIDHAADO CALI GELIBAY GAAGAALE OO NINKA WASAARADA JOOGA AY ISU REER YIHIIN WAXAYNA KALA WATEEN LABA NIN OO MID WALIBA DOONAYO IN LAMAGACAABO KA ISAGU WATO MARKAA WELI GO,AAN LAGAMA GAADHINKAA WAXAA NOO SHEEGAY IN WASAARADO CUSUB LA SAMAYNDOONO TAAS OO MAGACEEDA LAYIDHAADO
WASAARADA AMNIGA QARANKA LA DAGAALANKA ARGAGIXISADA IYO BUDHCADBADEEDKA TAASOO UU SHEEGAY IN LAGA DHIGIDOONO NIN LAYIDHAADO
COL CABDI DHEERE OO SIRDOONKA UGU HOREEYA ISLA MARKAANA WAXAANU WAYDIINAY KUWA CUSUB EE KALE WAXAANA UU NOO SHEEGAY IN LASOO CELINDOONO NIN LAYIDHAADO
ENG YUUSUF CAYNAB MUUSE OO LAGA DHIGI DOONO
WASIIRKA HAWLAHA GUUD
WAXAA KALE OO NOOSHEEGAY LAMAGACAABI DOONO NIN KALE OO MAGICIISA KU SHEEGAY
MAXAMED C\LAAHI SICIID
WASIIRKA W\GANACSIGA IYO WERSHADA
HALKA MAALIYADANA KUU SHEEGAY IN LAGA DHIGI DOONO
CALI MAXAMED WARAN CADDE

XOGTAN OO ANIGA IYAAB GELISAY BAL WAYNU EGIDOONAA HALKAY KU DANBAYSO

XOG HELE
C\QANI ISMAACIIL MAXAMED FOODCADDE
EMAIL FOODCADDE2004@HOTMAIL.COM

GENEVA SWITZERLAND MOBILE 0041783185443

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: