FARIIN KU SOCOTA AKHRISTAYAASHA TOGAHERER EE MAQAALADA IYO FAALOOYINKA SOO DIRA

FARIIN KU SOCOTA AKHRISTAYAASHA TOGAHERER EE MAQAALADA IYO FAALOOYINKA SOO DIRA

FARIIN KU SOCOTA AKHRISTAYAASHA TOGAHERER EE MAQAALADA IYO FAALOOYINKA SOO DIRA Maadaama oo ToggaHerer.com yahay warbaahinta Shacabka Somaliland iyo Geeskaba , waxaa aad na loogu soo diraa Maqaalo iyo Qoraalo ay dadku kaga faaloodaan dhacdooyinka Dalka Iyo Aduunkaba ka socda, hadaba qoraaladaas kuwo ka mid ah waan soo daabacnaa halka kuwo kalena aan la soo daabicin, sababtuna waa maqaaladaas oo shaqo dheeraad ah iyo dib u habayn u baahda. Hadii aad dooneyso in aan soo daabacno Faalada & Maqaalka aad noo soo dirto Fadlan waxa aad ku soo diyaarisaa WordPad ama Word Ducoment, kadib soo dir maqaalkaaga oo ku lifaaqan emailka (Attachment), ma soo daabici karno maqaal emailka dhexdiisa lagu qorey oo aan habaysnayn, mana soo daabici karno Faalo ama Maqaal aan lahayn nidaam qoraal oo meesha uu ka bilaabanayo iyo meesha uu ku dhamaado ay isku xidhan tahay. Xusuus Gaar ah: Qoraalada PDF-ka ah ama u baahan Acrobat Reader sideeda ayaan ku soo daabacaynaa. Maamulka Shabakadda Wararka ToggaHerer.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: