JAWAAB KU SOCOTA MUNIIR AXMED CIGAAL MAQAALKA UU QOREY EE UU KA HADLAAYAY CARUURTA RIYAALE IYO …

JAWAAB KU SOCOTA MUNIIR AXMED CIGAAL MAQAALKA UU QOREY EE UU KA HADLAAYAY CARUURTA RIYAALE IYO …

salamu calaykum
tolow tani intaanay isku aakhiro seegin yaa ukala xaq qaada.
muniiroow adiga iyo adeerkaa axmed maxamed siilaanyo idinba shalay waydinkii xabada la dhacay caailadii mujaahid lixle
maadaa uga reeyay oo dahab dusha kaga daadiyay.
kuli fidna cinda geel , fidnadu meel aan ahayn adiga kamay bilaabmin adaa ka mid ahaa ragii horseeday inay sidan u dhibanaadaan qoysaskii mujaahidiintu

dalka oo nabada oo aan colaadi jirin oo barwaaqo lagu jiro ragii qoriga qaatay maaha inay maanta iska dhigaan mujaahidiin .
dalka waa la yaqaaan saraakiishii calancasta ee gubtay ee horseedka uu u ahaa oday axmed siilaanyo.
maantana markaa aragteen in dawlad nabad galyo ahi dalka ka taagan tahay. oo wax is dilayaa aanu jirin, ayaad rabtaan inaad dagaal kicisaaan
waxaad rabtaan in caruurta riyaale dadka sanka ka hor marisaaan
meeshay doonaan wax haku bartaan , kharashkay doonaana ha ku bixiyaan , adeer dalkooda ayay wax u barteen , maxaad jalas uga noqon

MUNIIROOW waxaan hadaba ku odhan lahaa adeeradaa ayaa dabkay shideen aan wali la bakhtiin, colaaday umada kala dhex dhigeena wataa ilaaa golihii guurtida dhex ordaysa
dab aan kaa iman ma gubo somaliland.
waxaan kugala talin lahaa caga dhigo oo qunyar talaabada
hadii afar ku ag fadhiyaa kugu yudhaahdeen waad qoraal fiican tahay.
adeer jarbay kaaga talaabsadeen , marka ha is lugayn ee kaadso oo xaga tacliinta u leexo
waxay somalidu ku maahmaahdaa, NINKII LAGA WAAYO SOO JOOG, SOO JIIFSAA LAGA HELAA.
ma jecli inaan qalinka u qaato qof u jawaabistii
balse markaad aragto muniir oo kale oo ka hadlaya mudane faysal cali waraabe ala ha noo daayee
markaad aragto muniir oo ka hadlaya mudanae madaxwayne daahir riyaale ala ha u kordhiyo mudadee. ayay naftu odhanaysaa bal jawaab caqli celina sii muniir si uu wax u fahmo

hada ayaad adigu oslo dab ka kicisay oo ina cadib iyo dool oo sanad ka hor ku kala tagay maqaaxi ayaad maanta sheekadii soo faqday .
wax aan layskuba haysan oo labada nin dhexyaala oo beena ayaad ku faafifaysay websityada
hadii nin xil haya laga hadlo waqbadkiisa iyo wax qabad la,aantiisa , dee maaha inaad meel kale u booto,
adeer iska saar cuqdada iyo naxliga oo ha marin halkii kuwwii kaa horeeyay ay mareen
maantaba waad aragtaa in aad adhaxda kaga jabtay taladii kuwii ka horeeyay ay qaateen
ma daahbaa kaa saaran inaad maanta kali noqotay oo intii kalana gacmaha is haysato
saw kuuma muuqato in somaliland oo dhami wado wada martay adiguna aad haysato mid kale.
QALINKII:MUSTAFE CASOOWE
mustafecasoowe@yahoo.com
uk

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: