DAAHIR WUU TASHADEE DADWEYNOOW ADIGU MA TASHATAY?

DAAHIR WUU TASHADEE DADWEYNOOW ADIGU MA TASHATAY?

DAAHIR WUU TASHADEE DADWEYNOOW ADIGU MA TASHATAY?

marka hore waxaan salaamayaa bahweynta warbaahinta somaliland gaar ahaan website yada madaxbanaan marka xiga waxaan dulucda maqaalkan aan qalinka u qaatay kusaabsanayahay m\weynaha RIYAALE OO OO AY DHAWAANAHAN ISLADAALADHACAYEEN HOGAANKA DALKA CURDINKA EE SOMALILAND EE UU MARKII HORE KA DHAXLAY MARXUUM MAXAMED X IBRAAHIM CIGAAL ALLE KHBRIGA HAW NUUREE WAXAA UU RIYAALE MARKII UU CIGAAL DHINTAY EE LOO DHAARIYEY XILKA DALKA UGU SAREEYA NASIIB NA U HELAY INUU M\WEYNE U NOQDO SOMALILAND OO BOGCAD QAALIYA ISLA MARKAANA MARKII DOORASHADII DANBE DHACADAYNA AY DADWEYNAHA REER SOMALILAND DIB USOO DOORTEEN IYAGA OO AAN AQOON FIICAN ULAHAYN DAAHIR RIYAALE ISLAMARKAANA KALASOO DHEXBAXAY HALYEYO AAD U QAALIYA OO KA RAGANIMO WAAYO ARAGNIO SIYAASAD MAGAC MID WELBA KA GA HOOREYEYA OO KALA AHAA .

1 axmed maxamed maxamuud (siilaanyo)

2cumar carte qaalib

3 DR maxamed cabdi (gaboose )

4 saleban maxamuud aadan

5 faysal cali waraabe

ragaas oo hadii wadanka hogaankiisa qaban lahaayeen laga faaiidilahaa wax qabad buuxa oo ku salaysan aqoon iyo waayo anragnimo xeeldheer hogaamintoodana iskadaa somaliland e laga dareemi lahaa geeska afrika oo dhan hadaba mr Riyaale oo khalad u fahmay dadweynaha reer somaliland ee ku aaminay masiirkooda sida aan hubsashada lahayn ugula dulkufay islamarkaa aan ka faaiidaysan jaanis qaaliga ee soomaray m\weyne RIYAALE islamarkaan wax qabadkii looga fadhiyey ku bedelay dumin boob xadhig musuq maasuq xaddhaafay qiyaamo qaran jebin dastuur oo uu ka dhigtay dacsada gurgiisa hortaala islamarkaana somaliland oo dhan waxaa uu ku xawilay d jabuuti islamarkaa waxaa uu markasta carqalad ku yahay aqoonsi ay somaliland ka hesho beesha caalam taas oo ay kow katahay doorashooyinkii oo uu dalka ka dhaariyey xoriyadii saxaafada oo uu beneday islamarkaa waxaa u danbeeyey ee uu diiday wixii ugu yaraa oo ahaa saxeexa heshiiskii dhexmray sadexda hogaamiye xisbi waxaa caadaysatay iibinta hantida ummada oo ee goobaa aas aasiga ah isa guryaha shaqaalaa loogu talo iibinta dhuumihii shidaalka ee berbera iskaraabkii iyo xadiidkii wadanka yaalay hadhaaga wershadii sibidhka ee berbera sheerlagelis carabka aljaabiri oo uu kula shuraakoobay adhigii lafdhabar u ahaa dhaqalaa wadanka waxaabase ugu daran markuu uu soodhigtay inuu iibiyo oo xaraasho iskuuladii caruurta iyagaa weliba xiisad ku dhiganaya oo ku jira lagu dul iibsanaday waayaab waxanu maqli doonaa riyaale oo iib udhigay masaajidka weyn ee cusub ee dhisay ganacdaa weyn ee (ibraahim dheere)hadal haamo ma buushee dadoow daahir wuu tashadee isku tashada

hadii aan soo dego inaan lahadlo qolada xisbiyada

waxaan idin weydiinayaa markaa koowaad horta daahir riaale miyaan ka ilbixin beentiisa imisa heshiis oo uu idinla galay ayuu idinkagaga baxay ninkani ma ogola in dalka uu doorasho ka qabtee wax shir jaraaid dhaafasan maxaa idiin diyaara oo ku talo gasheen waaa maxayse go,aamadiina iska dabo imnanaya waanu diidanay iyo waanu yeelay maxaa isku xejiyeye wadan ama qabta oo heeryada gumaysiga ka tuura ilaa waa gumasi cadaan ahe waa hadii dad idin taageersani jiro waxaan qabaa in rag waaweyn oo (udub) ku biiray sida cali guray waan jacayl udub u gayn laakiin waxaa uu udub geeyey waa jileec ka muuqaday kulmiye waayo yeelay iyo diidnay caalamka meel laga asmacaa ma jirto waxaa loo baahanyahay marka gudoomiyaa kulmiye la rasaasaynayey maxaa kulmiye ugu diyaargaroobi waayey ilaa waa ogaayeen xukuumda riyaale aanay waabanayne hadii mudaharaad ma in dadka masaakiinta rasaas lala dhaco ayaa la doomay ilaa dawlad u tudhaysa shacabkeeda ayaa mudaharaad salmiya loogu baaqaa oo laga dhexqabtaa meeshu waa afrika hadii aynu dhiganay dastuur oo aynu nidhi aynu ka duwanaano afrika inteeda kale oo riyaale group ixitiraami waayeen isla markaana ay gaadheen in la amro in la toogto gudoomiyayaasha xisbiyada qaranka anigu waxaan idin kula talinayaa inaad sidan isgu dhaan oo xisbiyo iyo dadweyne ba dhurwaaga dhulka kasoo dhiciya hadii aydnaan sidaas diyaar u ahayn daahir degimaayo dalkuna waa baabayaa waxaana isugu hadhaya dad gab gaboobay oo waayeel ah danab iyo rasaas ku

danab iyo rasaas kulul ayaa daahir ridikara

dagaal daran in lalagalo ayaa daahir ridi kara

waxaan idin kula talinayaa

inaad u diyaar garaw daan wax aydnaan filayn oo talaabo kasta oo riyaale group qaado aad deg deg ugaga soo jawaabtaan waa inaad samayataan wax kasta oo riyaale group leeyihiin sida sir doonka ciidamo qarsoodi ah oo marka laydin rasaaseeyo u jawaaba marka police dadka rayid ka ahi laynayo iyana laaya police u jawaaba hadii kale kadaaya dadka walaahow ga iyo riyaalaa waxan sameeyey waxanaa la cunay af maaha guurti baa kordhisay oo mudaharaad baanu qabanaynaa oo dawlada ma aqoonsani hadana joojiya mudaharaadka wada hadal baan gelyayaaye hadan heshiiskii riyaalaa diiday saxeexii heshiiska wax la qaandan karo maaha

wax ummadu idinka dhegaysato keena wax riyaale lagu rido

wa bilaahi towfiiq

diyaariye

c\qani ismaaciil maxamed (foodcadde)email foodcadde2004@hotmail.com

geneva switzerland 0041783185443

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: