WAR-FARAXAD LEH OO KU SOCDA QOWMIYADAHA SOMALIDA IYO JAPAN-KA

WAR-FARAXAD LEH OO KU SOCDA QOWMIYADAHA SOMALIDA IYO JAPAN-KA

WAR-FARAXAD LEH OO KU SOCDA QOWMIYADAHA SOMALIDA IYO JAPAN-KA

Waxa lala socodsiinayaa dhamaan qowmiyadaha soomaalida iyo dadka reer Japan meel kasta oo ay dunida kaga noolyihiin inaanay ka werwerin inuu ku dhaco ama waxyeelo caafimaad u geysto xanuunka cusub ee Swine virus-ka loogu yeedho.
Virus-kan oo loogu magac daray xanuunka qarniga 21-aad wuxuu ku dhacaa oo waxyeeleeyaa dadka nool qarniga 21-aad oo qudha, qaab fekerka maskaxdooduna la jaanqaaday qarnigan cusub.
Balse Virus-kaasi waxa ka badbaadaya dadyoowga reer Japan oo hadda ku jira qarnigii 22-aad oo hal qarni ayay dunida ka horeeyaan, halka qowmiyadaha Soomaalidu aanay weli soo gaadhin qarnigii 10-aad, balse ay weli ku jiraan xiligii nololbilowga(Primitive) ee qabaailka iyo is ugaadhsiga.
Marka ka digtoonow inaad adigu daandaansato.

Eng. Farhan Fagah-Fagah
farhangacaliye@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: