WAA MAXAY SABABTA IN LA BEDELO TALIYAYAASHA BURCO MAXAAY SE TAHAY SABABTA LOOGU SAMEEYEY 2 TALIYE

WAA MAXAY SABABTA IN LA BEDELO TALIYAYAASHA BURCO MAXAAY SE TAHAY SABABTA LOOGU SAMEEYEY 2 TALIYE

WAA MAXAY SABABTA IN LA BEDELO TALIYAYAASHA BURCO MAXAAY SE TAHAY SABABTA LOOGU SAMEEYEY 2 TALIYE

Marka hore Ilaahay ayaa mahadoo dhan iska leh, Ilaaha ina siiyay dowladnimadi iyo . nabada.barwaaqada marka xigta waxan salaamaya dhamaan shaaqalaha shebakadaha reer s/land iyo akhrisyaashadooda sharafta badan

Waxan jeclaan hala in waxyar ka idhaado labada taliye loo magaacabay magal0 madax labaad jamhuuriyada soomalinad ee burco waxan filayaa in lawada og soon yahay ama laga wada dheregsan yahay ciroole iyo caruurba sababaha keena taliyasha burco si degdeg ah loo bedela iyagaa oo xilki iyo waajibaatkii ay bulshada sidii ay ahayd ugutahay ama

Xaqeedii mariyay

Shacabka ku nool magalada burco ayaa ah dad aad u nasiib wanagsan una dulqaad badan marka loo ego dhibaatooyinka kaga imanaya xaga dowlada maanta jirta ee madax riyale horkacayaa

Waxan xasuustaa sababti lagu bedelay talyihi ka horeyay mr gutaale oo magaciisa

la odhan jiray mr dhegacade hadii aan idin guud maro sababta lagu eeryay waxan filayaa in shakhsi kasta oo jecel nabada iyo horumarka jamhuuriyada soomaliland uu aad uga xumanaayo hadaba sababtii lagu bedelay ayaa ahayd khilaafka dhashay dhul ay isku maan dhafeen

ninka mid ahaa tijaar waaweyn reer s/land iyo maayir magalaada burco khilaaf kadib mayirkii magaalada burco markaas ahaa mr dibjir ayaa ka codsaday taliyuhu in usiiyo ciidan uu geliyo

dhulka ay isku maan dhaafsan yihiin ninkan tijaarka ah balse

taliye mr dhegacade oo ahaa nin aad u caqli badan oo sharaf iyo karama weyn ku lahaa shacabka reer burco dhexdooda ayaa diiday codsiga uguna jawaabay maayirki (maayir tijaarta iyo dowlada maslaxad baa ka dhexaysa ee maslaxad baynu ku dhamaanayna )

balse mr dhegacade xilkisii halkaas ku waayay

hadaba akhristaayaal waan idin ku dheereyey qoraalka waxan uga socdaa sababta keentay in xilka laga qaado mr gutaale ayay is toos isu shabahaan sidii looga qaaday mr dhegacade

waaad ogaydeen waxa wadan ka dhacay khilaaf siyaadeed oo aad u cakiran oo ka dhacay mudakordhin golaha guurtidu sameeyee madaxweyne riyaale iyo ku xigeenkiisa oo ay xisbiyada mucaaridku aad uga biya diden diidina madoodina ay ku muujiyeen hab dastuuri ah

isku wada duub duub taliye gutaale waxa laga qaaday mudaradkii xisbiga kulmiye ka dhigay hargaysa iyo burco ayaa badhasabka g/togdheer ka codsanay in ay ciidanka booliska ee burco ay kula eeryaan rasaas dadka isu soo baxay sidii

hargaysa lagu kala eryay balse mr gutaale oo ka weyn nin howla gaar ah lagu fushado madama sharciga wadanku ogol yahay in dhigi karaan xisbiyada mucaaridku mudaraahad salmi ah oo qalaase rabshad toona ku jirin mr guutalena siddaas ayuu xilkisu ku wayaay

waxa muqatay ama cadan ah oo geedna lagusoo gaban in labada taliye burco loomgacabay uu madax weyn riyaale iyo g.saqadhi ay doonayaan

in ay ku fushadan howlo ugaar ah oo hadi labada taliye mid ka mid diido in lagu fushado dano ka dhan ah dastuurka iyo sharciga wadanka sidii halyeyadi

dhegacade iyo guutaale uu fuliyo kale

Guntii iyo gunaanadkii waxaanu maqaalkayga ku soo geba gabeynayna reer burcow in aad tageertaan odayaasha iyo waxgarad reer burco baqaa ay kaga soo hoor jeedan labada taliye burco loo samayay

bilaal_85@hotmail.com

mohamed abdi aynab (tiger)

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: