OGEYSIIS : URURKA ARNA OO KULAN TELEFOON U QABANAYO DHAMAAN QURBO JOOGTA GOBOLADA AWDAL IYO SALAL

OGEYSIIS : URURKA ARNA OO KULAN TELEFOON U QABANAYO DHAMAAN QURBO JOOGTA GOBOLADA AWDAL IYO SALAL

TACSI GEERIDU WAA XAQ INAALI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

waxa tacsidan diraaya jaaliyada ku dhaqan bariga london xaafada tawer hamlet
waxay dhamaan dadkani tacsiyadaynayaan eheledii iyo qaraabadii ay ka baxday
hooyo caasha siciid caabi oo ku geeriyootay magaalada hargaysa
ahayda marwadii madaxwaynihii somaliland ilaahay ha u naxariistee mudanae xaaji maxamed ibraahim cigaal
samir iyo iimaan eebahay ha ka siiyo dhamaan ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxday
ayadana janadii fardawsa eebahay ha ka yeelo kuwa ku waara
aamiin aamiin aamiin
waxa tacsidan diraaya dhamaan aqoonyahankan iyo odayaashan iyo waliba dhalinyaradan hoos ku xusan
oo kala ah ;-

maxamuud cali hanfi
siciid cabdi dheen
cabdilaahi cilmi cigaal [hugur]
cali axmed haybe
ibraahim ismaaciil maxamed [ganbowayne]
aadan cismaan samatar
maxamed baashe hirad
cismaan ibraahim [cismaan ciiro]
maxamed aw cabdi boon
maxamed cabdi deerow
yuusuf aadan kaahin
cabdiraxmaan jaamac xirsi
cabdi xagar boodhle
cabdirisaaq maxamud cali
inaalilaahu wainaa ilayhi raajicuun

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: