M/WEYNE RIYAALE MIYUU ERYAYAA WASIIRKA WERSHADAA

M/WEYNE RIYAALE MIYUU ERYAYAA WASIIRKA WERSHADAA
M/weyne RIYAALE WUU ERYAYAA WASIIRKA WERSHADAA
aniga oo daba socda war ku soo baxay shabkada caanka ah somalilandfuture islamarkaana ka hadlayey in m|weyne RIYAALE Xilka qaadayo Wasiirka wershadaa maxamed saleebaan weyne kabid markii aan baadhitaan faro badan sameeye oo aan meelo badan la xidhiidhay in warkaasi jiro oo m|weyne Riyaale xilka qaadayo wasiirka wershadaa sababa soo socda awegeed marka hore
wershadihii dhagaxa ladhigay ee berbera ee sibidhka iyo dhul dhagaxda iyo istanbarka oo aan meeloo ahyn dagax dhigmooyaane aanay cid dane soo hadal qaadin taas oo outomicaly isugu rogtay been weyn oo loo sheegay shacab ka somaliland arinkaas oo indhawaydba m|weyne Riyaale uu kafekerayey sidii uu isga furfru lahaa islamarkaa ka dhigtay M\weyne Riyaale sida qof ayku rakibanyihiin waxyaabaa qarxaa taas qarxineeduna dhacayso maalinta food codka lagu ridayo islamarkaana ay dadweyna somaliland ay xasuusanyihiin kadib markii M\weyne Riyaale oo ildaran balanqaadyo faro badan oo u sameeyey shacabka reer somaliland iyo saaxiibadiisa gaarka ah islamarkaa wax ka fulay aanay jirin xiliga lagu jiraanay aytahay xili kala guur ah oo daklu doorasho gelayo arinta weshadaha berbera laga hirgelinayeyna aytahay arinka ugu weyn ee meel lagaa dhaafaa jirin cid maanta dhisaysaana aanay jirin oo awelba ay ahay banaamij dadka layskaga jeedinayey laakiin markii danbe xukuumada ku sino balaadhay waxaa

M\WEYNUHU QAATAY GO,AANKAN
INUU XILKA KAQAADO WASIIRKA WERSHADAA ISLA MARKAANA KU EEDEEYO INUU LUNSADAY LACAGTII LOOGU TALO GALAEY IN LAGU DHISO WERSHADAA KALA AH WERSHADA SIBIDHKA DHUXULDHAGAXDA IYO ISTANBARKA EE BERBERA EE DAWLADU DHAGAX DHIGTAY OO UU SHAQADIISIINA KASOO BIXI WAAYEY TAAS OO UU M\WEYNE RIYAALE KAGA XUUBSIIBANAYO ISUU ISGA JEEDIYO SHACABKA KUWOODA INDHAWGARADKA AH WAA SIDA UU ISAGU AAMINSANYAHAYE

HADBA WAXAA ISWEYDIINU TAHAY WAA KUMA WASIIRKA WERSHADUHU MAXAMED SALEEBAAN WEYNE MAXAASE SABABAY INUU WASIIR NOQDO MAXAED SALEEBAAN WAXAA UU MID AHAA QURBO JOOGA REER SOMALILAND WAXAA DHALASHOOYINKA SITAA LABA WADAN OO YURUB AH KUWAAS OO AANAN JECLAYN INAAN MAGACOODA HALKAN KU SHEEGO WAAYO SAAMAYN AYEY DHAQAALIHIISA NOLOLEED KU YEELANAYSAA HADII AY DABAGALAAN DADKA UU CADAAWADA FARAA BADAN KA KASBADAY MARKUU WASIIRKA NOQDAY
maxamed saleebaan weyne waxay M\weyne Riyaale isku barteen safar uu Riyaale kuyimi dalka norway kaasoo maxamed saleebaan Riyaale macsuumado faro badan ku asqaysiiyey macsuumadahaas oo uu qarashkooda ku bixinayey lacagta caydha oo uu ku qaato ciyaal labaataneeyo oo uu dhalay isagu oo dhamaantood wada jooga yurub intaas kadib waxaa uu maxamed saleebaan usoo dhoofay dalka hooyo ee somaliland waxaa uu yurub uga sii qaaday hadiyad aad u qaaliya marwada M\weynaha Marwo huda barkhad Aadan hadiyadaas oo ka koobnayd shan fargal oo dahaba oo mid welib kuu xaga sare kaga jiro sawirka shanteeda caruurta ah oo mid weli mid ku sawiranyahay iyo silis dahab ah oo carabkiisa balaadhan kuu kuji sawir iyada iyo M\weyne Riyaale ah Odaygeeda lacagta hadiyasaasi waxaa lagu qiyaasaa (50000) oo Doolar taas oo soo dedejisay in M\weyne Riyaale uu magacaabo maxamed saleebaan Wasiirka Wershadaa oo findhicil uga jeexo Wasaarada ceeryaamadu ku xidhatay ee Ganacsiga taas oo aad ula dhacay maxamed saleebaan weyne
MAXAMED SALEEBAAN IYO INTII UU XILKA UU TASARUFAY AWOODIISII GA HADALKA ISAGA OO AFLAGAADO UGAYSTAY SHAQSIYAAD DADKA IYO DALKA MEEL HALIS AH KAGA YAALA OO QOF SOO HADAL QAADA AANU MEEL FIICAN KUDABAYN
waxaa uu cadaystay waxa sheega uu jaraaid ku aflagaadaeeye garabkii hogaaminta siyaasada ee ururkii dalka xoreeye ee SNM ay ka mid ka ahaayeen
1) Axmed maxamed maxamuud (siilaanyo)
2)raxmaan AXMED CALI (TUUR)
3)IBraahim maygaag samatar
4)Xasan ciise jaamac
5)sh,yuusuf sh, madar
iyo qaar kale oo badan oo aynaan halkan kusoo koobi karin islamarkaa aynu kawar qano halganka ay dalkan usoo mareen xitaa maxamed saleebaan oo ay walaalo ahaayeen mid ka mid aH SARAAKIISHII GARABKII MELETARIGA OO AAD SUCAD IYO MAGAC UGU LAHAA SNM INTTI UU NOOLAA IYO MARKII DHINTAYBA OO AHAA SARKAALKII UGU HOREEYEY EE KA DHINTAY SNM MA UU TIX GELIN waxaa uu ugu baal guday snm cayqaawan oo maalin walb jooga tani waxay maxamed dhaxal siisay inuu godoon ka noqdo eheladiisii iyo asxaabtiisii MAANTA NA M|weyner Riyaale ayaa dibeda isaga tuuraya markuu isticmaalay sida condomka loo tuuro
TALADA AAN MAXAMED SALEEBAAN SIINAYO HADII AAN TUSAALE USOO QAATO M\WEYNIHII HORE EE DALKA JAMHUURIYADA AFRIKADA DHEXE EE MARKII DANBE U DALCAY BOQORKA EE LA ODHAN JIRAY BOQOR(BUKAASE) islamarkaa lasheegay inuu cuni jiray hilibka wiilasha yar yar ee aan arbiciinka ka bixin ayaa markii xukun ka laga tuuray debeda u cararay isaga oo isku halaynayey lacago faro badan oo uu debeda dhigatay waqti yarkii markii uu debeda ku noolaa ayaa waxaa dhacaday in baanankii uu lacagtay dhigtay qaarna dafireen sida badiba loogalo madax dunidas
exaad kuwii kalena xisaabtiisii lix iyo laba isu celiyeen ugu jawaabeen lacagtaadii way dhamaatay garo oo markaa dalkiisiina waxaa uu kaga xukumanyahay dil maxkamadi ku xukuntay boqor bukaase oo nin weyn islamarkaana qaadan waayey qiyaamada kaga dhacaday meelihii uu lacagta dhitay islamarkaa dib u egaay dhibaatada wadankiisa uu ka soo sameeye islamarkaana og inuu dalkiisii dilkaga xukunayahay ayaa qaatay go,aan adag islamarkaana diyaarad kagasoo degay caasimada wadankiisa islamarkii uusoo degay ciidamadii garoonka joogay garteen islamarkaa loo sheegay madaxdii sare ee wadan waxay ugu yimaadeen boqor bukaase waxay waydiiyeen miyaanad ogay inaa wadan ka danbi kagashay oo aad dilkagaga xukumantahay waxaa uu ugu jawaabay waan gahay laakiin waxaan umi aniga oo g inaan dilku xukumanahay inaan tusaale u noqdo madax badan oo dal afrikan oo si aan nin wadankiisa danbi uga gelin oo nin wadankiisa meel u dhaanta sidaas ayaa lagaga cafiyey dilkii lagu fulin lahaa islamarkaasna lagu siiyey guri mar hadii isagu iskeenay oo qirtay qaladkiisa maalintii uu dar alle u dhintayna waxaa loo aasay si heer qaran ah
TUSAALAHAA GAABAN KADIB ADIGA WASIIR WAXAAN KUU SOO JEEDINAYAA INAAD IS GUBTO

1 WASIIR MARKA HORE WAXAA KAA BAXAY LACAG FARO BADAN
2 XILKII LAGUU DHIIBAY WAXAA UU KAA JARAY XIGAAL IYO XIDIDBA IYO ASXAAB
3OO XILKII WAXAAD KA KORODHSATAY COLAAD AAD AFKA KU SAMAYSATAY
4WAA LAGU GUURAY OO MAGACAAGA AYAA WERSHADO AAN JIRIN DHAX LAGU DHIGAY
5MAANTA XILKII YARAA AYUU M\WEYNE RIYAALE KAA QAADAYAA ILAA SIYAADAU SAAXIIB JOOGTO AH MALEH E
6 WELIBA ISGA OO M\WEYNE RIYAALE DUSHA ADIGA KAASAARAY INAAD ADIGU LUNSATAY LACAGYAWGII LOOGU TALO GALAY IN LAGU DHISO SADEX DAA WERSHADOOD SI ADIGA DADKU KUU OO EEGO OO M\WEYNAA LOOGA JEESTO MARKA DHAWR HABEEN LAGA BAAHIYO INAAD LUSATAY LACAG DHAN (500,000000 ) OO MALYAN ISLMARKAANA AAD SHAQADAADII KASOO BIXI WEYDEY RADIO HARGEYSA IYO TVGA QARANKA TAAD DADWEYNHA IN BADANI RUMAYSAN DOONTO
7 ADIGA OO OG INAAN DADWEYNAHA REER SOMALILAND AAN WEJI KAAGA SOO HOREYN OO QOFKA U LIITAA HOOS KUU ODHAN DOONO ALLE KU NAC WAA KII LACAGTA CUNAY EE LA ERYEY
8 ADIGAA OO OG REER TOLKAA HALKA AAD KAL TAAGANTIHIIN INAYD NAAN IS AASAYN WAX GARADKOODA 80%
MARKAA EEGO IN AANAD M\WEYNE RIYAALE KAGA AARGOOSAN KARAY SIYAASAD MUCAARADNIMO WAAYO WAXAA LAGU SHAABADEEYEY XATOOYO XOOLO DADWEYNE ISLAMARKAANA SI DHIB YAR LAGUU XIDHI KARO OO WELI XUKUN ADAG LAGUUGU RIDI KARO OO AANAD AFKAA JUUQ KA ODHAN KARIN
9)RKAAD EEGO XAGUU QURBAA OO AYKAAGA SOO HOREEYAAN XAASAS IYO CARUUR KU ILAWDAY IYO
WAXAAN KUGU TALINAYAA INAAD IS GUBTO INA AAD SOO QAADATO CAAGAD GAAS OO AAD ISTAAGO WADA U DHEXAYSA WASAARA MAALIYA IYO WASAARADA XANAANADA XOOLA JIDKAAA DHEER WELI HADII AAD HALEELI WEYDO AAD DARAWALKAAGU KU TIDHAAHDO TAANGIGA BAABUURKA IIGA SOO SHUB MARKA AY KUU TIMAADO WARQADA MIISKA SAARAN EE XILKA QAADISTA SI AY DADWEYNAHA IYO ADIGU UGU QANACDAAN MARKAAD IS GUBTO INAAD KA XUMAADTAY FASHIDA SIYAASADEED NAFEED EE KUSOO GAADHAY IN AAD ISU GUBTAY OO AAD SOO GEBO GEBAYSAY NOLOSHAA FOOSHA XUN EE KULA SOO DERISTAY ISLA MARKAANA LAGUU SAMEEYO AAS QARAN LAGUUNA AQOONSADO MASUULKII U HOREEYEY EE ISUBA FASHILAADA SIYAASADEED HADII KALE ADIGA AYAA IGA YAQAANA MAXAMED SALEEBAANOW

MACASALAAMA

DIYAARIYE

C\QANI ISMAACIIL MAXAMED (FOODCADDE) MOBILE 0041783185443

GENEVA SWITZERLAND) EMAIL FOODCADDE2004@HOMAIL.COM

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: