Hadanu Nahay Hogaanka Beesha Gabooye JSLD,ee Qurba Joogta,WaxanTaageero&Hambalyo goaanka…

Hadanu Nahay Hogaanka Beesha Gabooye JSLD,ee Qurba Joogta,WaxanTaageero&Hambalyo goaanka…
Canad -30-April-2009(gabooyenews)marka ugu horey waxaanu salameyna dhamaan akhristaha sharafta badan ,.bacda salan hadii aanu nahay hogaanka beesha gabooye ee jsomaliland,ee qurba joogta, waxanu taageero iyo hambalyo aanu u dirayna ,,gudida dhexdhexaadiinta khilafaadka ee isku sa soo horfadhiisisey ,masuuliyiinta & madaxdii khilaafku dhexyaley & madaxdii & masuuliyiintii khilaafadku dhexyaaley ee ogoladey isu soo dhaweynta ee mudane madaxweyne dahir riyaale,& gudoomiyayasha xisbiyada mucaaaradka,ee kala ah ,mudane feysal cali warabe & mudane axmed maxamed siilaanyo, ee qaateyna go,aanka dhaxalgalka ah ee ay gudidi dhexdhexadinta khilafaadkii ka dhex alosmay xukumada iyo xisbiyada qaranka ee beryahanba katagna dalka ila iyo maalinti ay golaha guurtidu ay xukumada ay xilka u kordhiyen waxanan rajaynayna in go,aankan godida dhexdhexadintu ay maanta gadheen waxaanu leehnahey waa go,aankaasi,waa mid wakhtar leeh,,

iyaga oo kalsoni ka haysta dhamanba dhinacyadii uu khilafku uu u dhexeyay ee kala ahaa xukumada iyo xisbiyada qaranka,sidaas daraded gudida dhex dhexadinta ee iskood isu xilqamay muranki tagnaana meesha kasarey ee manta soo gabagabeyay hawshan baxada weyn leh waxan lenahay waxaad tihin halyayo u guntaday sidii ay dalkan iyo dadkanba ay u badbadin lahayen wanad ku gulaysaten ilahay khayr ha,idiinka siyo,waanan idiinku hambalyeyneynaa idinkuna tagersanahey,

dadku aduunka oo dhan wa isqabta lakiin markii la is qabto waa in la helaa cid dhexdhexada oo kagarnaqda wixii la isku qabtay hadise lawaayo arinto waxay noqonasa midaas hada somaliya katagan oo kale labatan sano ayaa dagaal iyo dhib lagu jira somaliya wanan wada ognahay dhibatada dadkas gaadhay7waxa ugu wacan ,,

laakin jsomaliland waxa kajiray nabad iyo xasiiloni kutimid isqancin iyo isu tanasul wana wax fican isqabashadu dhimb maleh oo somalidu waxay tidhaah carab iyo labadisa dan ba isugudhaw oo way isqaninan lakin waa in hadana lakala bixi kara oo lakala garqadankara markas ayay waxwaliba hagagayan ruun ahaantiina waan taas mida la gu yaqaaney dadka jsomaliland,hido & dhaqanka u ahaa in leys qabto oo lakala garqaato la isuna tanaasulo oo danta guud laga taliyo markasta oo khilaaf yimadaba waana mid mudan amaan & kudayashofiican .
waxaanu lehnahey hadanu nahey hogaanka sare ee beelaha gabooye dalka & dibadaba .hambalyo & taageeraba waanu idiinla garab taaganahey,,

wabilahitawfiq ,
waxa hambalyada diraya dhaman madaxda dhaqanka ee beesha muuse dheriyo ee gaboye jsld iyo waxgaradka culimaudinka iyo dhalinyarada beeshan ee ay ka midyihiin hogaanka sare ee beesha.

1:suldan maxamed suldan cabdi imaciil ,
2:jiif caaqil xaaji cabdi cige huube,
3:boqor xaaji muuse cabdi mire,
4:iyo tafatiraha wargeeska gabooyenews,
barkhad xaaji cabdi cige.mr gaboye,,

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: