URURKA ARDAYDA JSL EE YEMEN OO HAMBALYO IYO TAADEERO U DIRAAYA URURKA ARDAYDA JSL MALAYSIA URURKA ARDAYDA JSL EE YEMEN OO HAMBALYO IYO TAADEERO U DIRAAYA URURKA ARDAYDA JSL MALAYSIA

URURKA ARDAYDA JSL EE YEMEN OO HAMBALYO IYO TAADEERO U DIRAAYA URURKA ARDAYDA JSL MALAYSIA

URURKA ARDAYDA JSL EE YEMEN OO HAMBALYO IYO TAADEERO U DIRAAYA URURKA ARDAYDA JSL MALAYSIA

Ururka ardeyda Jsl ee yemen oo hambalyo iyo taageero u diraaya ururka ardeyda Js lee Malaysia

Waxa aan marka hore salaamayaa shacbiweynaha ku dhaqan jamhuuriydda somaliland gaar ahaana ardeyda wax ka barata dalka dibadiisa&gudisiisaba waxaana idin leeyahay asalaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuh

Intaa ka dib sida aad la wada socotaan waxaa dhawaan ka dhacdey wadanka Malaysia taariikhdu markay ahayd 25/04/2009 shir ay isugu yimaadeen magalada Kuala-lumpur ee caasimada malaysia laguna doortay guddi cusub oo uu ururku yeeshay

Hadaba Aniga oo ku hadlaaya magacayga, ka Guddida Fulinta iyo ka golaha dhexe iyo kan Golaha Guud ee Ururkam Ardayda JSL Dalka Yemen. Waxaan halkan hambalyo aan la soo koobi karin hawada u soo marinayaa Ururka Ardayda JSL ee Dalka Malaysia ee ku guulaystay inay hogaanka u qabtaan Ururka ardeyda Malaysia

Waxaa shay aad iyo aad loogu farxo ah guddida cusub ee ay yeesheen ururka ardeyda Malaysia waxa aanuna mar labaad si hufan oo huwan qadarin iyo maamuusba hambalyo ugu diraynaa hoggaanka cusub ee uu ururkaasi yeeshay

Weliba waxaanu aad u soo dhaweynayaa isla markaana dhiirri-galinayaa tallaabo kasta oo horumar u leh aayaha iyo mustaqbalka dhalinyarada dalka.

Guntii iyo gabagabadii waxaanu usoo jeedinayaa guddida cusub ee xilka qabatey inay noqdaan kuwo gaadha hadafkooda iyo sidii aad wax ugu qaban lahaydeen dalkii&dadkiiba illaahayna haydinku garab galo

Xasan x.aadan axmed

Gudoomiyaha g/dhexe ee ururka ardeyda jsl ee yemen

xasanxyz@hotmail.com


OTHER ARTICLES:

MAXAAD KA OGTAHAY SABABTA LOOGU BIXIYEY IMAAMKA WEYN EE ABUU XANIIFA MAGACA ABU XANIIFA???
Imaamka magiciisa rasmiga ah wuxuu ahaa Nucman Ibn Thabit Ibn Zuta Ibn Marzuban, hase ahaatee wuxuu caan ku yahay Abu Xaniifa, oo ah Aabihii Xaniifa. Hadaba xaguu ka yimid magacaas ama kunyadaas caanka ah?…
ELMI BODHERI AND HIS ROMANCE ERA .BY ABDI AHMED DIGALE
Briefly discussing his biography, Elmi Ismail Liban( Bodheri) was born almost in 1908 in the northwest region of Somalia, he particularly belonged to Hargeisa city, and genealogically the descendents and ancestors of his family are known amongst Somali tribes….
BAHDA GABOOYE NEWS WAXAY TACSI U DIRAYAAN QOYSKA REER MAXAMED IBRAHIM CIGAAL
Bahda hawl-wadeenada mareegat (gabooyenews) meelkasta oo ay kala joogan ,waxaanu tacsi tiiraanyo leeh u direynaa ,anagoo ka tiiraanyeysan gaarida naxdiinta leeh,, dhaman shacbiweynaha reer somaliland,gaaar ahaan ,qoyska ilma maxamed xaaji ibraaahim cigaal…
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN TACSI GEERIDA CAASHA SICIID CAABI
Annigoo ku hadlaaya magaca reer Cabdi Carwo, iyo magaca xaaskeyga Amaal Cumar Carte waxaan tacsi u dirayaa tafiirta Caasha iyo Maxamed Ibraahim Cigaal iyo reer Caabi, ehel kale, qaraabo, xidid iyo xigaalba meel kasta ooy joogaanba. Si gaar ah waxaan u tacsiyadeynayaa Ibraahim Xuseen Caabi oo ka tirsan odayada muddada dheer deganaa Cardiff….
SHACBIGA S/LAND IYO SIYAASIYIINTOODA FARQIGA U DHAXEEYA
shacbiga somaliland markaad xoog u indhadhayso qaabka wadaniyada ee ay somaliland u jecel yihiin runtii waxaa kuu soo baxaaya sawir aad u fiican. dadka reer somaliland waa dad jecel dalkooda ayaguna is jecel BY: Siciid Cabdi Dheen

WASAARADA WAXBARASHADA SOMALILAND MA WAXA AY ARDAYADA BARTAA IN DADKU DAAYEER KA YIMI???????
Maan jeclayn in an qalinka u qaato dhaliilista wasaarada waxbarashada oo dawlada masuul uga ah arrimaha waxbarashada, laakiin maadaama oo aanan xidhiidh toos ah lahayn masuuliyiinta wasaarada waxbarashada ee mawduucani khuseeyo waxa an jeclaystay in aan saxaafada u sii mariyo….
HAMBALYO HAMBALYO TAHNIYAD MEHERKA YASIN AW-MOHAMED LIBAN IYO HALIMO OMAR ABDI
Hambalyo: MEHERKA YASIN AW-MOHAMED LIBAN Iyo HALIMO OMAR ABDI Oo MEHERKOODU Ka Dhacay Magaalada ADISABABA EE ETHIOPIA 19/04/09….
SOMALI MARINE SOURCES COULD BE PRESERVED BY MEANS OF PIRACY ABDI AHMED DIGALE
Since, the collapse and disintegration of the Somali central government during 1990, the sea lanes of Somali became international water through which enormous ships from variety countries across the global sail with out permission….
DO WE CORRECT OR DEFEND HIM MR. SIILAANYO (SILENCE SPEAKING UP)
MR. X, Your commendations of Siilaanyo contributions to the progress of “SNM” and Somaliland Nation is highly commendable. No doubt, he has made history that no one can take away from him.
BY:Amiin Dahir…
BAAHIDA DADWEYNAHA ,BAABA DHALINYARTA IYO MOOGANAANTA DAWLADA
Runtii hadii magaalad hargysa korka laga eego waxaad modaa inay kunool yihin dad milyan dheer ahi markaad gunta udhaa dhacdo waxaad meelaha qaar ku arkysa iyadoo ay kunool yihiin qoysas aan sadexda wakhti wax karsan .
QALINKII:AxmedYaasiin…
MUXAADARO SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN AWOODAHA ALLE INA SIIYEY EE AYNU DAYACNAY
MUXAADARO CAALIMKA WEYN EE SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN AWOODAHA ALLE INA SIIYEY EE AYNU DAYACNAY

HAMBALYO AROOSKA BOQORKA HAMZE MOHAMUD AHMED LIBAN IYO BOQORADA HAWO FARAH ALI
Waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaanHAMZE MOHAMUD AHMED LIBAN iyo HAWO FARAH ALI oo arooskoodu ka dhacay magaalada HARGEISA SOMALILAND, 22. APR. 2009. guurkii lagu nasto ee lagu nagaado. Wiil iyo caano Gabadh iyo Caano.Aamiin, Aamiin, Aamiin…
SHURUUDAHA LOO BAAHAN YAHAY INAY XISBIYADA MUCAARIDKA LOO FULIYO
Waxaa guul weyn inoo ah iyada oo aay maanta xisbiyada mucaaridka ah iyo xukumadu aay wada fadhi yesheen aay donayaan inaay ku xaliyaan khilafaadka wakhtiga doroshooyinka ee aay golaha guurtida somaliland sida sharci darada ah ugu kordhiyeen .
Qalinkii;mahad nuux muumin…
EREYADA AFSOOMALIGA AH EE LOO ISTICMAALO SI KA DUWAN MACNAHOODA QAYBTII 3AAD
Erayada Afsoomaliga ah ee loo isticmaalo si ka duwan macnahooda :-Qaybtii 3aad.

Qalinkii Abdi M.Saleiman(Mingiste)

abdi_saleiman@hotmail.com

KULMIYE OO KOOX ISBEDELDOON AHI KA DHEX TOOSTAY
Waxa maalintii shalay (Sabti) shir isugu yimid koox isbedeldoon ah oo ka tirsan xisbiga Kulmiye iyo xubno waqtigan xaadirka ah aan xisbina ka tirsanayn oo xilal ay qaranka hore ugu hayeen laga xayuubiyey kadib markay waajibaadkoodii shaqo gudan waayeen.
QALINKII:Jaamac Ducaale….
RAG U DHOOFAY DALKA HADAFKOODUNA AHAA DANTA U GAARKA AH OO MARKAY U SOCON WEYDEY CAY MICIINSADAY
LAMA LOODSHE. IYO KAMA LIDHBE. Waa laba nin oo aan hadaf guud oo wanaagsani ka dhaxeyn, Mana jirto arin wada tashi oo ay leeyeen waanay wada socdaan inta badan kamana dhamaadaan Maamulka RIYAALE ee talada dalka gacanta ku haya, Waxa kaliya ee ay ka simanyiin waa CANTUUGADA ARXANDARADA AH EE AY KU HAYAAN HANTIDA QARANKA IYO BEENTA MADAXA MADHAN AY UGU SHEEKEEYAAN.
Amiin D. Caynaashe

HABEEN HABEENADA KA DUWAN
Habeenkii Jimcaha ee bishu ahayd 18 April 2009, dadka Soomaliyeed ee deggan Abu Dhabi waxay la kulmeen habeen habeenada ka duwan. Sida aalaaba dhacda marka xaflad la isugu yeedho dadku waxay fishaan dhawr wax.
Qalinkii:Bashir Goth…
TACSI TIIRANYO LEH KORNEL XIRSI FAAHIYE INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Anaga oo ah ubadkii uu ka tegay Kornel Maxamed Cabdi Koshin (Hilaac), oo kala ah Jamac Hilaac, Khadar Hilaac, Ruush Hilaac, Axmed-weli Hilaac iyo Hinda Hilaac iyo Caruurtooda oo kala jooga Magaladda Hargeysa, Sacuudiga iyo dalka Maleysia, waxaanu halkan u soo marineynaa tacsi dhamaan ubadkii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka tegay, Marxuun Kornel Xirsi Faahiye, oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Burco….
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA WAA XAQ HAYBE MAXAMED ISMAACIIL (HAYBE UUS)
Anaga oo kala ah dadka hoos ku xusan waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan qoysaskii ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuum Ex-Xildhibaan Habye Maxamed Isamcil (Haybe uus) oo ka mid ahaa odayaasha waaweyn ee Reer Somaliland Gaar ahaan Reer Hargeysa oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa laguna aasay isla maanta Xabaalaha Libaaxyada….
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN TACSI GEERIDA HAYBE MAXAMED ISMAACIIL (HAYBE UUS)
Dhamaan Hawlwadeenada Shabakadda wararka TogaHerer oo kala jooga Germany Norway Uk Somaliland Somalia Djibouti Ethiopia UAE Waxay Tacsi u dirayaan Dhamaan Ehelada asxaabta uu ka geeriyooday Ex- Xildhibaan Habye Maxamed Ismaaciil ( HAYBE UUS)oo ka mid ahaa odayaasha waaweyn ee Reer Somaliland Gaar ahaan Reer Hargeysa oo maanta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa isla maanta lagu aasay Xabaalaha Libaaxyada ….
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN TACSI GEERIDA MARXUUM C/RASHIID MAXAMED QULUMBE
Inaa ilaahi wa inaa ilaahi raajicuun.
Waxa aanu tacsi u diraynaa aabo Maxamed Yuusuf Qulumbe iyo hooyo Sahra Cabdilaahi Caraale iyo Caasha Maxamed Qulumbe, Buraale Maxamed Qulumbe iyo dhamaan reer Qulumbe geerida naxdinta leh ee ku timid walaalkayo C/rashiid Maxamed Qulumbe oo ku geeriyooday magaalada London 20/04/09. anagoo kala ah:…
TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA MARXUUM MAXAMED CAWIL
Inaa ilaahi wa inaa ilayhi raajucuun.
Waxaan tacsi u diraynaa reer Cawil ,anagoo ka tacsiyadeyneyna geerida naxdinta leh ee ku timid Maxamed Cawil oo ku geeriyooday Baxreyn (Bahrein) 20/04/09. anagoo kala ah:…
GOD-DALOOLOOYINKA DASTUURKU WUXUU KOBCIYAA OO KA FAAIDAYSTA BUDHCAD-SIYAASADEEDKA S/LAND
Akhristoow sidaan la wada socono mashiinka kala haga adduunyada casriga ah ee maanta waa SHARCIGA. Sharcigu waa xeerar leysu geeyey,lays waafajiyey,oo ay dhigteen bulshooyinka caalamku oo ay isku afgarteen.
QALINKII;Eng. Farhan Fagah-FagahQALINKII:…
MARAKIIBTA CAWIL IYO RIYAALE KU SEXEEXANYIHIIN EE LAGU HAYSTO LAASQORAY.
Shacabka Somaliland ma ka raali baa in riyaale iyo cawil u sexeexaan marakiibta dawlada maser in ay ka kaluumaysato xeebaha Somaliland?
Qalinkii Fu’aad Ismaciil Cumar

INAA LILAAH WA INAA ILEEHUUN RAAJUCUUN,MARXUUMADA FANAANADII HABOON CABDULAAHI CAAJIIS,
Waxaaney tacsi u dirayan,iyagooo ka tiiraan yeysan geeridaa naxdinta leh ee ku timid ,marxuumada ,qoyskii & qaraabadii ay ka geeriyootey marxuumada ,inuu ilahey samir & iimaan ka siiyo , & dhamaan shacabka soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaanba…
DEMOCORACY IS POWER FULL WEAPON IN THE HAND OF THE PEOPLE AND IT PERFORMS BY THE STATE
The attitude and the behaviour of the people have more materialistic and they prefer to buy such fake things that can harm thier future.
BY:mahad nuux muumin…
CIDII AAN ISYEELYEELAYNINI WAA OGYIHIIN SABABAHA KEENAY IN AY DOORASHOOYINKU DIB U DHACEEN
(Cidii aan isyeelyeelaynini waa ogyihiin sababaha keenay in ay Doorashooyinka Madaxtooyadu dib ugu dheceen).
WARSAXAAFEED Xafiiska Abdi M. Saleiman(Mingiste)Manchester…
WAX KA BARO TAARIIKHDA : KUMUU AHAA IBNU BATUUTA??
Ibnu batuuta waxa uu ahaa PRINCE OF MOSLEMS TRAVELLERS ama amiirkii sahmiyayaasha musliinta wuxuuna soo maray dhulal badan oo ku yaala dhamaan qaaradaha aduunyada badankooga wuxuuna si fiican usoo darsay dhaqanada iyo caadooyiinka kala duwan .
Diyaarintii:Hamse Rirash…
THE GOVERMENT HAVE A MYOPIC VISION
No one can totally accurately predict the future, but there are some indicators that show where the country’s going. In my opinion, unless something is done to change the Goverment situation within the country (like ideas on nationalizing resources), the country will go to a dangerous area.
By:Amiin Dahir…
S/LAND DHIB IYO DHEEFBA WAAN LA WADAAGNAA WAA DHULKAAN KU DHALANAY WAA DHAXALKAYGII
Intii ay hawada gashey shabakadan mareegta wararka madaxa banan ee (gabooyenews.com) ee ay hawlgalkeeda bilowdey warbaahiinta tabinta wararka ,gaarayana mudo laba week ah.
Qoraaga;Barkhad Xaaji Cabdi Mr Gaboye…
XAMAR IYO XORNIMO BY: CABDI FATAAX XASAN YARE
In badan ayaay walalaheena somaliya aay ku tamayeen xornimo colaada so dashadaay Mar waxaa aay isu haysteen qabiil marna maaxakiim ayaa soo weraaraay
Qalinkii:cabdi fatax xasanyare…
UDUB WAXAY SI INDHO LA AANA KU TUMATAY NIDAAMKA DIMUQURAADIGA IYO SHARCIGA DALKA U YAALAY Q 1AAD
Waxaa laga yabaa in aad waxbadan maqashaan waxaynu qaadanay nimaadka dimuquraadiyada layidhaaho.hadaba su,aashu waxay tahay maxay tahay dimuquraadiyadu, Udubse ma ku dhaqantaa*xukumada inaRiyaaledimuquraadiyad.
Qalinkii:Cabdi Maliki Abdi Xasan(Indhocade)…
ITALYS MYOPIC VIEW OF SOMALI AFFAIRS IS INTOLERABLE SOMALILAND FORUM
Italy’s Myopic View of Somali Affairs Is Intolerable Somaliland Forum, document, 13 December 2000

TACSI GEERIDA MARXUUM XIRSI FAAHIYE CAYNAB ALLE HA U NAXARIISTO MARXUUMKA
Waxaanu tacsiyadeynaynaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu kabaxa Marxuun Xirsi faahiye caynab,oo 18-04-09 ku geeriyooday Burco, Marxuunku waana Tiir dhexaad ka baxay Soomaalilaand dhamaanteed, Ilaah Samir iyo iimaan ha inagasiiyo, Isagana Janatu fardowsa haka waraabsho Aaaammiin….
TACSI GEERIDA MARXUUM COLONEL XIRSI FAAHIYE CAYNAB
Dhamaan dadkani waxay tacsi u dirayaan COLONEL Xirsi Faahiye Caynab oo 18/04/2009 Ku-Geeriyodey Magalada Burco. Xirsi Faahiye Wuxuu ahaa Saraakiishi uhoreysay ee Somaliland Xiligii Maxmiyadii Engiriiska…
BON HIRSI AND HIS TALENT ACTING
Bon Hirsi Is wel known Famous Acter Comedian In somali Soceity He Performance Theater Stages 1970 Untill 1990s He was Creative,He has Freshness and Dynamism About Acting Concerts And plays
By;Mahad Nuux Muumin…
SOMALILAND AQOONSIGEEDA IYADAA ISKAGA FADHIDA !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
tan iyo intii S/land gooni isaga taagtay dalweynihii la odhan jirey Jamhuuriyadda Somaaliya 1991-kii ilaa maanta waxay soo martay marxalado kala geddisan. Waxay la soo kufaa kacday xiliyo adag oo ugu dambeyntii dhaxalsiiyey inay samaysato haykal dawladeed .
Qalinkii:Faraxaan Fagah Fagah…
UCID WAA INNA SHACBI EE MAAHA INA UDUB KALATUUROW
Alla Mahadle Mar Hadii UCID, KULMIYE tusay hilinkii toosnaa tababarna ugu furay sidii LEXEJECLADA shacbiga iyo dalkaba loo dhaqan gelinlaa
QALINKII:Amiin Dahir…
BAAQ U SOO JEEDINAYAA ARDAYDA S/LAND WW WAX KA BARTA INDIA IN AY KULAN DEGDEG ISUGU YIMAADAAN
Dhalinyaro badan oo reer somalilnd ah ayaaa ku hawlan waxbarashda wadamo kala duwan gaar ahaan wadanka india, hadaba madama oo ay arday aad uu badan ay wax ka barato dalka india oo tiradoodu ay aad uu badan tahay in aanay lahyn runtii sida cad urur kulmiya…
DOORASHOOYINKU DHIB IYO DHEEFBA WAA U LEEYIHIIN SHACBKA SOMALILAND QAYBTII 7 AAD
(Doorashooyinka waxaa dib u dhigay Qaraxy,-G.Doorshooyinka,Inter-peac,-Deeq bixiyayaash,Diiwan gelinta,Guurtida iyo Mucaaridka balse wax shaqo ah kuma leh UDUB,
Qalinkii Abdi M.Saleiman(Mingiste)

JIRRIDA MURANKA AWOODEED EE SOMALILAND
Suldaanka anaa siyaasigiisa ah. Siyaasiga anaa keenay, oo Suldaan kiisa ah. Mujaahid baan ahay kaadidaydaan u soo cabay dalkan.

Qalinkii:Cali Cawaale Cismaan
Toronto, Canada…
I BELIEVE WE NEED TO SAY NO RIYAALE AND HIS GANG S BECOUSE THEY FEILD TO LEAD AND TIME IS UP
I believe we need to say NO, enough, stop,To our government and those who think they are traditional leaders or any ather hub.

By:Amiin Dahir
Columbus,Ohio…
DIINTA ISLAAMKA IYO ANSHAXA GUUD EE BULSHADA
Anshaxa bulshada ay diinta Islaamku inagu baraarujinayso, loona baahan yahay in la barto, ubadkana lagu barbaariyo waxa kale oo kamid ah asluubta eegista si qofku u kala garto waxa u xalaasha ah iyo waxa ka xaaraanta ah, kolka uu qof kale eegayo….
ISBAHAYSIGA QABAAILKA S/LAND WAY BADBAADIN KARAAN QARANIMADA IYO GOONI ISU TAAGA S/LAND
Isbaheysiga Qabaa’ilka S/Land (Tribal Confedeate of S/land), Way Badbaadin Karaan Qaranimada iyo Gooni Isku Taaga Somaliland.

QalinkiiMoxamed Dhiirane…
XULSHADA TOGAHERER IYO MAANTA WAA MAANSADII ANUUN BAA HOOYADAA AH
Maansdan waxa uu Maxamed Ibraahim Warsame “Hadraawi”sheegay in curinta maansadani ay ku dhalatay ka dib markii uu arkay dhalinyardii loo hanweynaa oo kaalintoodii gabay xilkoodiina gudan la’, hooyo se – waa maanso Hadraawi iyo caadkeede – weli la daba taagan tahay duco iyo denbi-dhaaf, beer-nugel awgii….
GURMADKA ABWAANKA BOON XIRSI OO INDHA BEELAY OO LOO QABANYO FUND RAISING KA QAYB GAL WACAN
BOON XIRSI OO INDHA BEELAY OO LOO QABANYO FUND RAISING KA QAYB GAL WACAN
BY Ahmed salaan…
MA XAQBAA KULMIYE MA QABANKARO ISU SOO BAX NABADEED IYO UDUB BEELAHA HAYSKA HORKEENTO?
Umada Somaliland waxay soo martay taariikh nololeed aad iyo aad u kala duwan oo mid waliba waayihiisa leeyahay. 1960 wixii ka horeeyay waxaynu ahayn dad gumaysi ingiriis haystey oo la soo dagaalamay xoriyadoodana aan si dhayal iyo baryo ku helin.
Qalinkii. Fu’aad Ismaciil

WAA MAANSO SARBEEB AH OO LA MAGACBAXADAY GUULAWADE
Waa maanso sarbeeba oo la magacbaxday Guulwade.

By Abwaan Axmed Cabdilaahi Maxmud Axmed Fartaag…
ALAHAYOOW RAG YAW KALA WARAMA WAX ISMA YEELEEN’E!! BAL EEG CIRRO.
Waxa la yaab leh oo aadmigu isweydiinayaa Miyuu waalanyahay oo waxbaa u dhiman wasiirka arimaha gudaha Cabdilahi Cirro mise wuu isyeelyeelayaa,
Qalinkii:Dr: Axmed Hirrad Carre…
TACSI GEERIDA MARXUUM AXMED FAARAX XASAN (DIC DIC )
Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi u diriyaan dhamaan xaaskii iyo caruurtii,eheladii iyo qarabadii uu ka geeriyooday ALLA ha u naxariistee AGAASIMIHII BANGIGA DHEXE EE GOBOLKA SANAAG MARXUUM AXMED FAARAX XASAN ( DIC DIC ),oo ku geeriyooday habeenkii arbacada 15/04/09,…
TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA MARXUUM XASAN ISAMCIL BULAALE
Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Reer Hassan Haji Adan iyaga oo oo ka tiiraanyeysan Waxay Illaahay ka baryeyaan in uu Naxariistii Janno Ka waraabiyo Marxuum Hassan Ismail Bulaale oo shalay 15/04/09 ku geeriyooday laguna aasaay Magaalada Hargeisa….
GABOOSE: HALYEY SHARAF LAHAA SHALAY IYO MAANTABA
Marka ugu horeysa inta wax kale aanan bilaabin, waxaan jecelahay inaan is yara xasuusino horta waa kuma mudane mujaahid Gaboose?.

KOMSIHANKA LAMA AAMINI KARO WAXA LAGA MAAMULAA MADAXTOOYADA DHEXDHEXAADNA MA NOQON KARAAN
Koomishanka lama aamini karo waxaa laga maamulo madaxtooyada dhex dhexaadna ma Noqonkaraan‏,Sida aaynu wada ognahay Wali dalka waxaa ka taagan Khilaafkii siyasadeed ee udhaxeyaay Xisbiyada Mucaaridka, Iyo Xukuumada .
Qalinkii:Mahad Nuux Muumin…
ANAGU DAGAALKA SOKEEYE MANAQAANO BY; MOHAMED MUSE HASSAN
Waxa baryahanba soo baxayay Hadalo xanaf leh oo la soo dhigayo ama lasoo marinayo saxaafada, dadkan walaalaha ah wax dhib ah oo ka dhexeeyaa aanu jirin ayaad moodaa in la leeyahay waar ka kaca waxbaa la idinku sameeyaye iyo kanaa keera.
Qalinkii:Mohamed Muuse Hassan…
GARMAQAATE DAAHIR RIYAALE INDHO ADAGAA MA BACAADAA
Waxaan dadweynaha Soomaaliland xasuusinayaa balanqaadyada dhalanteedka ah Ee Daahir Riyaale ku maaweeliyo ummada Somaaliland.
Qalinkii:Mustafa Cabdi Cartan
Toronto-Canada

MUXUU GALABSADAY DR GABOOSE OO AAN AHAYN HAYBTIISA
Muranka siyaasadeed ee hadheeyey Somaliland wuxuu soo ibo furay soona butaaciyey Naxli laga bogsaday oo Dawlada wakhtigeedii dhamaaday iyo xisbi xaakimkeedu Udub
Qalinkii:Mohamed Ali…
DOORASHOOYINKU DHIB IYO DHEEFBA WAA U LEEYIHIIN SHACBKA SOMALILAND QAYBTII 6AAD
(Diiwaan gelintu waxay hayd in Doorasho xaq iyo xalaal ah inoo horseedo balse may ahay in ay muran iyo buuq badan inagu abuurto, cidii mar kasta doonaysay in Diiwaan gelin la sameeyaana waxay ahayd Mucaaradka)
Qalinkii:Abdi M.Saleiman(Mingiste)

JAWAAB MAQAALKII HASHU MAANKAYGA GADEE MA MASAAR AYAAY LIQDAY
waxa uu maqaalkani daba socdaa maqaal Muuse biixi ku socday oo ciwaankiisu ahaa HASHU MAANGAYGII GADEE MA MAASAAR AYAY LIQDAY:
Qalinkii:jaamac Diini Bare…
TORONTO CANADA IYO BOOQASHADII HAMSE AXMED SALAAN
Magalada London ayaan ka anbabaxay aniga oo u socdaalay Dalka Canada kuna tagay Fasax Gaaban, waxay ahay markii labaad ee aan ku tagay Dalka Canada magaalada Toronto oo ahayd wakhti laga baxay barafkii(snow) badnaa ee lagu yaqaanay North America Magalada Toronto.

MAQAALKA MUTAYSTAY KOOBKA QORAAGA SANADKAN 2009 IYO 2008 DIIBA
Si kastaba qoraaga Somalilandha isaga baadho dadaal in ay soo bandhigaan maqaal xiiso badan, cajab galiya shacabka akhristaha qiimaha leh,bal’se, haddii aan dib u xasuusano maskaxdana cajalada dib u duubno 2008 ilaa maanta
Qalinkii:Fuaad Ismaciil…
GABADHA GOBTA AH….ABDILQANI HAJI ALI
Gabadhu waa nolosha ilayskeeda iyo iftiinkeeda waxay caawinaysaa waalidkeeda, walaalaheed, iyo saygeeda, waa qayb ka mid ah bulshada, waa hooyo, walaal, habaryar, edo, inaabti, habro wadaag, inaadeer, aayo, dumaashi,iwm….
MA DAWLADAA KA MASUUL AH MISE XISBIYADA DHIBAATADA DALKA KA JIRTA MAANTA?
Inkastoo Somaliland dawladi ka talin jirtay shacabka iyo xisbiyadana ay matali jirtay hadana dawlada kol hadii wakhtigii xilka shacabku u doortay dhamaaday,
By: Dr. Axmed Hirrad Carre

MIDAB LA DAGAALAN JIDHKA!
Waxan halkan saaka ku qorayaa tix gabay yar ah oo uu tiriyey, ABWAAN IBRAHIM GADHLE ugu-na magac daray midab la dagaalan markii uu ka yaabay hablaha wakhtigan ILAAH ka soo hoe-jeediyey dhee-hoodii ay ku dhasheen…
YAA KA MASUULL AH XADGUDUBYADA LOO GEYSANAYO XOGHAYAHA GUUD EE XISBIGA UDUB ??
Akhristayaal waxa beryahan dambe qaar ka mid ah warbaahinta S/land kusoo baxayey ama lagu soo daabacay maqaallo iyo baaqyo ka dhan ah xoghayaha guud ee xisbul xaakimka UDUB prof.Jaamac Yaasiin Faarax,
Qalinkii:Eng.Farhan Fagah-Fagah…
KULMIYE OO U DHEGO NUGLAADAY BILASYKA
Kulmiye iyo taageerayaashiisu u balansanaayeen inay qabtaan maanta, kuna muujin lahaayeen inaanay aqoonsanayn madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa laga soo bilaabo 06-April-09.
Jaamac Ducaale

THE SITUATION OF EDUCATIO IN TERM OF SCIENCE AND TECHNOLOGY IN MUSLIM COUNTRIES
The situation of education in term of science and technology in Muslim countries
At present, science education in most Islamic countries is far from satisfactory.
By Abdi Ahmed Digale (Digale)


CODKAAGA KU CIIL BAX -8 : XUQUUQDA MUWAADINKA
Inta aanan u baqoolin warbixinta dheer ee dawladda Maraykanku ka bixisay xuuquuqul-insaanka Soomaliland ee sanadkii ina dhaafay aan ku nagaado xaqa muwaadinka iyo dastuurka dalkeena.
Qalinkii:Ahmed Arwo…
AFTAHANIMADU WAA MID DABIICI AH IYO MID LA KABSADO.
Waxaan jeclaystay inaan qalinka ula tago arrin muhiim ah oo dhalinyarada qaar ay ku dhiiranaan kari waayeen inay wax ka qoraan oo ah waxa loo yaqaan( aftahanimada).
Qalinkii:Xasan X.Aadan Axmed

ODAY-GII DALQADA WEYN LAHAA DERE-JADII XOORYE!!!
Halkan waxan ku qorayaa oo ah maqaalka maanta gabay aad u qiimo leh oo uu tiri-yey AXMED ISMAACIIL DIIRIYE( QAASIM) AL-LE janada ha geeyo’e, waa ka war-bixi-nayaa halgan-kii S.N.M guulahii ay gaadheen.
abdirahman jama ahmed,

JAWAAB MAQAALKA KU SAABSAN ISMACIIL YARE. BY DR: AXMED HIRAD CARRE. BURCO
waynu garan karnaa sababaha kalifay in dadka qaar ay si dadban iyo si toos ah u aflagaadeeyaan madaxda qaranka.
BY DR: AXMED HIRAD CARRE. BURCO…
TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN XISBIGA UCID
Hogaanka sare ee Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka (UCID xubnha guddiga Fulinta iyo G/dhexe iyo dhamaan tageerayaasha xisbiga UCID yar iyo weynba waxay tacasi tiiraanyo leh u diryaan Ehliyadii iyo qaraabadii uu ka baxay Xoghayihii hore ee xisbiga UCID….
SI XUN WAX U SHEEG SIXIR KA DARAN!!!!!!!
Shabakaddaha internetka oo ah xubinta ugu muhiimsan ee warbaahineed ee ka shaqaysa dalka gudihiisa iyo dabadahaba, ayaa runtii ay tahay in ay shabakaduhu soo bandhigaan warar hufan oo dheelitiran.
By: Dr: Cali Yoonis Guure

YAA KA MASUULA SHIRQOOLKA LOO MALEEGAY KULMIYE EE FASHILMAY?
Sida la wada ogsoonyahay Waxaynu leenahay distoor si fiican u sharaxaya xuquuqda shacbiga, axsaabta, iyo dalkuba ay u leeyihiin inay ka banaanbaxaan dareenkoodana ku muujiyaan banaanbax.
By: DR. Cali Yoonis Guure

CALI MOHAMED DAAUUD CIGAALOW AABAHAA DHIMAY EELA REEB, ADNA WAXA KUU WANAAGSAN INAAD AFKAAGA HAYSATO
Cali Mohamed Daauud Cigaalow Aabahaa dhimay eela reeb,adna waxa kuu wanaagsan inaad afkaaga haysato.

Qalinkii:Osman Yusuf…
KAADHKII UGU DANBEEYEY SHAXDA MADAW EE UDUB
Hore ayaan qormooyin uga qoray habka ay UDUB u maamushay shirkoodii ay ku soo xuleen gudoomiyaha iyo ku xigeenka xisbiga, ugana qayb gelaya tartanka doorashada madaxtooyada ee ay saldhigi wayday goortii la qaban lahaa.
QalinkiiHussein Badmah…
OGEYSIIS OGEYSIIS DHAMAAN TAAGEERAYAASHA KULMIYE EE UK
Dhamaan tageerayasha Xisbiga Kulmiye ee Waddanka Uk Waxaa la’ogaysiinaya in laqaban doono Shir balaadhan, oo lagaga hadlaayo arrimaha kataagan waddankii Shirkaasi wuxuu noqon doona kii ugu baladhna ee Baryahan laguqabto Uk….
DOQONI XADHIGII LAGU XIDHAYEY XUSULADAY KU SIDATAA. 04/10/2009
Waxaan halkan ku soo tibinayaa maqaal aan ka tixraacayo maqaalkii qiimaha badnaa ee uu soo qoray Fu,aad Xaashi kaasoo xaqiiqooyon badan kadhawaajiyey ,cinwaan kamaqaalkaa oo ahaa :somali-land yaaneeda saaraa?
Qalinkii:Maxmed Xasan

ABWAAN BOON XIRSI OO FANAANIINTA REER TORONTO U SAMAYNAYAAN BANDHIG FANEED
Waxaa Magaalada Toronto Lagu qaban doonaa 25 April,2009 Bandhig fanaadeed aad u balaadhan oo ay iskugu imanayaan Dhamaan fanaaniinta Degan Toronto taasi oo Loogu magacdaray habeynkii Toronto iyo Boon Xirsi.

WAXAA LA ODHAN KARAA XISBIGA KULMIYE AYAA SEETADA U DHEEREEYAY MADAXWYNAHA IYO KU XIGEENKIISA
Waxaan salaamayaa dhammaan ummadda ay ka koobantahay somaliland, waxaana salaan gaara mudan warbaahintooda aan ka daalin faafinta wixii dalka dani ugu jirto kana digtoon wixii dhibaato keeni kara, aan ka gudbo salaantaas oo aan jalleecno ujeeddada qoraalkan,
Qalinkii:Deeq Cabdi Digale…
SIILAANYO IYO GABOOSE MAXAY KALA KULMEEN TALISYADA CIIDANKA QARANKA IYO BILAYSKA?
Akhristayaasha qiimaha iyo qaayaha lahoow sida aan la wada socono waxa dhowaan booqday talisyada ama xarumaha laga hogaamiyo ciidanka qaranka JSL iyo ciidanka nabadgelyada bileyska (Police) JSL, hogaanka sare ee Kulmiye .
Qalinkii:Jaamac Ducaale…
MAHADNAQ DHAMAN WEBSITYADA REER SOMALILAND QORAAGA BARKHAD XAAJI CABDI MR GABOOYE
Anigoo ah Barkhad Xaaji Cabdi Mr Gaboye waxaan hambalyo & mahadnaq u dirayaa dhamaan ,Hawlwadeenada Websetyada wararka madaxa banaan ee reer Somaliland & Wariyayaashooda meelkasta oo ay ka la joogaan,…
GARI ALLAY TAQAANAAYE XISBIGA KULMIYE WAA LAGA GARDARAN YAHAY IMIKA
Sida aaynu lawada soconaba dalkeena somaliland wakhtigan wuxuu ku sugan yahaay xaalad xasaasi ah, oo ah khilaaf u dhaxeeya xisbiyada qaranka oo isku hayaa
Qalinkii: Mahad Nuux Muumin

ISLA -WEYN AL-MADAR ( WAA GABAY-GII QAASIM)
AL-LE naxariis-tiisa haka waraabiyo’e, gabay-gan ISLA-WEYN AL-MADAR waxa tiriyey, abwaan qaasim ( axmed ismaaciil diiriye), ahaana raga ciilka ugu dhintay bulshada reer somaliland ee fara-ku-tiriska ahaa, (sida TIMA-CADE, AF-QAlOOC),…
BAL EEGA TAARIKHDII MUJ. CABDIRAXMAAN DAHIR CAYNASHE OO LAGA DHIGAYO CARUUR DHAGAX TUURTAY WAA…
BAL EEGA TAARIKHDII MUJ. CABDIRAXMAAN DAHIR CAYNASHE OO LAGA DHIGAYO CARUUR DHAGAX TUURTAY WAA OPERTION-KII KU WAJAHNAA AXMED AADAN IYO GAANI.
Qalinkii:Amiin Dahir Caynaanshe

WIIL UU DHALAY GUDOOMIYIHII UGU HOREEYAY EE SNM OO AY MASUULIYIINTA KULMIYE KU FARO SAAREEN BEERTII
Samatar Axmed Jimcaale oo ah wiil uu dhalay Guddoomiyihii u horeeyay ee ururkii SNM, Marxuum Axmed Jicmaale ee la doortay 6-dii bishii April 1981 shirkii lagu qabtay London ee lagu aasaasay ururkaasi, ayaa xisbiga Kulmiye…
WE HAVE HAD ENOUGH OF THIS STRUGGLE FOR JUSTICE AND RIGHTEOUSNESS!!
All Somalilanders, There is turns of work to be done this year and we will have the pride and joy to do it.It will be a great task to over come but we will accomplish our goal in the end.
By:Amiin Dahir…

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: