BAAHIDA DADWEYNAHA ,BAABA DHALINYARTA IYO MOOGANAANTA DAWLADA

BAAHIDA DADWEYNAHA ,BAABA DHALINYARTA IYO MOOGANAANTA DAWLADA

Waxaan marka hore salaamaya bahda shabakada toGAHeRer news iyo qurba jooga somaliland oo inbadan waxqabad usoo fidiyay qaar kamida dadka kutabaalysan magaalda hargysa
runtii hadii magaalad hargysa korka laga eego waxaad modaa inay kunool yihin dad milyan dheer ahi markaad gunta udhaa dhacdo waxaad meelaha qaar ku arkysa iyadoo ay kunool yihiin qoysas aan sadexda wakhti wax karsan oo kunool biyow

masuuliyadooduna ay saarantay dalka iyo dadka ay kuhoos noolyihin run ahaantiina magalad hargaysi wakhtigan lugu jiro waa laba dabaqadood ookaliya marka la eego qaab dhismeedka nolashu wa dabaqad wax hysata oo iskugujirta madaxa cunaysa hantida umada, iyo ganacsatada.
daba qada labaadna waa dabaqad hesha quutal daruurigooda oo aan awoodayn wax dhaafsiisan , dabaqada udaran oo ah dabaqadan u hoosaysa aya labada dabaqadood eekalba aanay runtii war kahayn dawlada iyo ganacsatadu iyaga isku mashquulsan
qaybta labadna ma hesho wax iyaga dhaafsiisan.

dadka kudhaqan magaalada hargysa aya markaad eegto 60% ah dad dibada wax looga soodiro oo kunoool lacagaha ay bill ahaan ugu soodiraan dadkooga dibadaha kumaqan ee qurba jooga ahi halka qaybahasoo hadhay ay yihiin ganacsato iyo in iyagu kadhex shaqysta magaalada hargysa
iyo in macaluul ugu dhex bakhtiyaysa oo aan cidina umaqnayn cidina dalka uga dhex shaqyn.

hadaba qurba jooga somaliland ee kunool qurbaha ayaa intooda badani ay dhowr jeer kucaawiyeen lacago dad tabaalysan
hadaba waxaan leeyay qurba jooga somaliland ma ogidin idinku macaluusha kadhextaagan laakin kolay waxaad kudareemikartaan warbaahinta iyo informationka ay idin siiso
marka ay qurba joogu dalka fasax kutagaan waxaa madax mara boqolal qoysaskooda ah oo markay tagaan kala horyimaada shaxaad, iyagoo intay joogan kusugan farxada ay lawadaagayaan ehelkooda iyo caawimada ay ufidinayaan intay joogan ,mahaleelaan inay magaalad waxka ogaadaan.
hadaba waxay aad ugu mahadsanyihin qurba joogu waxtarka ay siiyaan markaa ay helan in formationka daka dalka gudihiisa kunool.
taasiana waxay kusuurtoobi kartaa inay qurba joogu laxidhiidhaan culimada oo ah dadka la aaminikaro ee maanta kunool dalka gudihisa
ugu danbayntii waxaan ku guubaabinaya qurba jooga somaliland ooruntii ah dad aykudheehantay naxarisi intoda badan inay lasocdaan dadka dalka kunool oo ay dar ilaahy wax ugu qabtaan
waxaanan leeyay sadaqadu waa xijaab oo qofka waxay kaxijaabta balaayooyinka aduunyaduna waa luguma waaraan ee aakhiradina wax udhigta ooo dadkina ogaad.

axmedyaasiin
heyderabd
india
axmedyaasiin1984@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: