SHURUUDAHA LOO BAAHAN YAHAY INAY XISBIYADA MUCAARIDKA LOO FULIYO

SHURUUDAHA LOO BAAHAN YAHAY INAY XISBIYADA MUCAARIDKA LOO FULIYO
Marka hore waxaa salaan mudan shabakadaha madax banaan ee somaliland oo dhan, Waxaa guul weyn inoo ah iyada oo aay maanta xisbiyada mucaaridka ah iyo xukumadu aay wada fadhi yesheen aay donayaan inaay ku xaliyaan khilafaadka wakhtiga doroshooyinka ee aay golaha guurtida somaliland sida sharci darada ah ugu kordhiyeen xukumada hada talada haysaa, Hadaba iyada oo aay shacabka somaliland gudo iyo dibadba aay dhagaha tageeyeen kan wer wersanaayeen In khilaafaadka mucaaridka iyo xukumada soo dhex galaay aay wax samaayn ah ku yeelan donaan,nabada galyada,gudiidii dhex dhexaadinta ka gashaay arinkaas, oo mujiyaay wadaniyad, ayaa hambalyo mudan, hadaba waxaan kula talin lahaa xisbiyada mucaaridka ah inaay Xukumada la galaan shuruudahan.

1-waa in wakhtida dorashada ee ku beegan bisha ramadaanta dib looga soo dhigaa 27 septmeper oo laga dhigaa bisha August 1deeda ,waayo waa in saddex bilood aay xukuumadu ka tanaasuusha.

2-waa in Xubanaha koomishanka loogu daraa xisbiyada mucaaridka midkiiba xubin oo laga dhigaa komsihanka 9 xubnood
waayo xukumadu waxaa ugu jira 5xubnood taasina mahaa cadaalad.

3-waa in koomishanka qaranka dib loo dhariyaay waliba saddexda gudoomiye xisbi oo wada jooga hortooda lagu dhaariye, waayo lama sheegi karo inaay dharteen iyo inkale madaxweynaha ayuunba yidhi waan dhariyaay halkaana mad madawba ku jira

4-waa in aay dhex dhexaad u ahaadaan Idacadaha qaranka iyo Tvyadauba saddexda xisbi qaranba madaama dawladu aay tahaay ku meel gaadh

5- waa in cidamada Amnigu aanay udhaqmin sidii dorashadii hore 2003kii ee aay ula dhaqmi jireen xisbiyada mucaaridka ah

waa inay ogadaan In dawaldu aay tahaay mid lagu gaadhaayo dorashada, ee anaay sifa sharci ah ku faadhiyin

6- waa in aanaay xukumadu u adeegsan hantida umada ololaha doroshooyinka sidii dhacdaay dorashadii hore

7- waa in anaay xukumadu soo magacabin wax xil ah wakhti xaadirkan madaama aay tahaay dawlad ku meel gaadh ah

waa in heshiiska aay lagalayaan labada xisbi mucaarid uu sidaa udhacaa qodo badaana aay kula heshiyaan dawlada

tanaasuulka labada xisbi mucaarid aay sameeyeen.

1-dorasashadu iyada oo aay ku beegnaayd 29 march 2009 kadib markii mudo sanad ah aay Guurtidu u kordhisaay madaxweynaha dalka ka taliya wakhtigan sanadkii 2008kii ayaa waaxay ahayd inaaay dorashadu ku dhacdo march 29keedi
lakiin Koomishanka ayaa kenaay cudur daar ah in aanaay dorasho ku qabsoomaayn 29 march lakiin 31 may aay udhacayso , waa looga tanaasuulaay xukumada hadana inaay qabsoonto 31 may iyada oo wakhtiguu uu kaga eekaa 6da april, hadaba taasuulaaka iyo dulqaadka Inta leeg ee aay mujiyeen xisbiyada mucaaridk lama arag wadan aay caalamka ka dhacdo, waxana la odhan karaa Kulmiye Iyo Ucid waa democoratic parties, lakiin xukumadu waxaa loo arkaa inaay udhaqmayso nidaam kali talisnimo ah, dastuurki iyo dimuquradiyadiina inaay dacal marayaan, Hadaba maanta waxaay shacabka somaliland aad ugu farxi lahaayeen madaama la arkaay Tanaasuulka xisbiyada Mucaaridka In aay xukumadun dhinaceeda tanasuulaad ka muujiso, Hadii kale waxaa laydin fahmayaa Inaay diyaar u ahayn dorasho Xor oo xalaal ah, Markaa shacbka somaliland wuu idinka tashanayaah.

mahad nuux muumin
mahad_nuux09@hotmail.com
pakistan islamabdad

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: