TACSI TIIRANYO LEH KORNEL XIRSI FAAHIYE INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

TACSI TIIRANYO LEH KORNEL XIRSI FAAHIYE INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

TACSI TIIRANYO LEH KORNEL XIRSI FAAHIYE INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

TACSI TIIRANYO LEH

Anaga oo ah ubadkii uu ka tegay Kornel Maxamed Cabdi Koshin (Hilaac), oo kala ah Jamac Hilaac, Khadar Hilaac, Ruush Hilaac, Axmed-weli Hilaac iyo Hinda Hilaac iyo Caruurtooda oo kala jooga Magaladda Hargeysa, Sacuudiga iyo dalka Maleysia, waxaanu halkan u soo marineynaa tacsi dhamaan ubadkii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka tegay, Marxuun Kornel Xirsi Faahiye, oo dhawaan ku geeriyooday magaalada Burco. Waxaan ilahay uga baryaynaa in samir iyo iiman ka siiyo qowska iyo qaraabada uu ka tegay, dhamaanteena samir iimaan inaga siiyo – Aamiin.- Inaa Lilaahi wa Inaa Ilayhi Raajuun.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: