TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA MARXUUM MAXAMED CAWIL

TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA MARXUUM MAXAMED CAWIL

TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA MARXUUM MAXAMED CAWIL

Inaa ilaahi wa inaa ilayhi raajucuun.
Waxaan tacsi u diraynaa reer Cawil ,anagoo ka tacsiyadeyneyna geerida naxdinta leh ee ku timid Maxamed Cawil oo ku geeriyooday Baxreyn (Bahrein) 20/04/09. anagoo kala ah:
Maxamed Qawdhan Axmed (Yoolac),xaaskiisa iyo caruurtiisa,
Cali Xasan Yuusuf iyo xaaskiisa,
Xasan Saxardiid Diiriye iyo xaaskiisa,
Aamina Sulub,
Cali Sulub,
Safiya Sulub,
Axmed Cali Muuse.
Dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka tegeyna ilaahay sair iyo iimaan ha ka siiyo, marxuumkana janadii fardowsa ilaahay ha geeyo.
Aamiiiiiiiiiiiiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: