INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA WAA XAQ HAYBE MAXAMED ISMAACIIL (HAYBE UUS)

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA WAA XAQ HAYBE MAXAMED ISMAACIIL (HAYBE UUS)

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA WAA XAQ HAYBE MAXAMED ISMAACIIL (HAYBE UUS)

Anaga oo kala ah dadka hoos ku xusan waxaanu tacsi u diraynaa dhamaan qoysaskii ehelkii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuum Ex-Xildhibaan Habye Maxamed Isamcil (Haybe uus) oo ka mid ahaa odayaasha waaweyn ee Reer Somaliland Gaar ahaan Reer Hargeysa oo maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa laguna aasay isla maanta Xabaalaha Libaaxyada.
Maxamed Yusuf Muse
Mubarik Yusuf Muse
Mustafe Yusuf Muse
C/wahaab Maxamed Ibraahim
Muur Maxamed Cabdi
Caaqil Muxumed Axmed Muse
Caaqil Iimaan Mooge Dhayle
Caaqil C/wali Jamaac
Maxamed Yusuf Siciid
Ibraahim Axmed Muse (Dube)
C/qaadir Yusuf Siciid
Yusuf Maxamed Xuseen
Yusuf Ismaaciil Raygal
Mustafe Ismaaciil Axmed
Ismaaciil Axmed Muse
Ismaaciil Axmed Siciid
Sidiiq Ismaaciil Axmed
Inaalilaahi wa inaa Ilayhi Raajicuun Alle ha u naxariisto Marxuumka Janadii fardawsana ha ka waraabiyo Ehelka iyo qoysiiskii uu ka baxayna samir iyo Imaan ha ka siiyo Amiiin.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: