UDUB WAXAY SI INDHO LA AANA KU TUMATAY NIDAAMKA DIMUQURAADIGA IYO SHARCIGA DALKA U YAALAY

UDUB WAXAY SI INDHO LA AANA KU TUMATAY NIDAAMKA DIMUQURAADIGA IYO SHARCIGA DALKA U YAALAY

UDUB WAXAY SI INDHO LA AANA KU TUMATAY NIDAAMKA DIMUQURAADIGA IYO SHARCIGA DALKA U YAALAY

UDub waxay si indho la’aana ku tumatay nidaamka dimuquraadiyada iyo sharcigii dalka u yaalay:

Qaybtii kobaad.

Marka hore waxaan salaamayaa halwadeemaya saxaafada horta ah iyo shacab waynaha reer Somaliland meel kasta oo ay aduunwaynaha ka

joogaan.Hadii aan ku soo noqdo ciwanka qoraalka, waxaa laga yabaa in aad waxbadan maqashaan waxaynu qaadanay nimaadka dimuquraadiyada layidhaaho.hadaba su,aashu waxay tahay maxay tahay dimuquraadiyadu, Udubse ma ku dhaqantaa*xukumada inaRiyaale*dimuquraadiyad.

Nidaamka dimoquraadiyadu waa hab dawladi ah ,kuna dhisan Afar qodob oo calculus. democracy is a system of government with four key principle (elements):

1: A political system for choosing and replacing the government through free and fair elections. Waa nadaan siyasi waxna lagu dooran karo laguna badali karo dawlad iyadoo la adeegsanayo doorosho ku dhacda xoriyad iyo sinaan.

2 :The active participation of the people, as citizens, in politics and civic life

3: Protection of the human rights of all citizens.

4: A rule of law, in which the laws and procedures apply equally to all citizens

Hadaba akhristaw ;Qodobas xaga sare ku xusan waa tirarka ay ku taagan tahay amase halbawlayaasha ,dhiigwadeenada ay ku dhisan tahay habka dimuquraadiyadu, hadii mid ka mid ah la waayo waxaa meesha ka baxaysa nuxurka macnaha, amase sifihii dawliga ahaa iyo sheegashada dimuquraadiyada.bal aan qodob doqob u taabto macnaha ay xanbaarsan yihiin si aynu isla fahano sifaha dimuquraadiyada anigoo barbardhigaya habdhaqanka Udub iyo xadgudubyada ay samaysay.

1: Democracy as a Political structure of Competition for Rule:

This first phrase of democracy means that for the people to selected their leaders and to hold their leaders accountable for their policies and their conduct in office. The people decide who will represent them in parliament, and who will head the government at the national and local levels.They do so by choosing between competing parties in regular, free and fair elections. In a democracy, the people are sovereign-they are the highest form of political authority.Power flows from the people to the leaders of government, who hold power only temporarily.The people are free to criticize their elected leaders and representatives, and to observe how they conduct the business of government. Elections have to occur at regular intervals, as prescribed by law. Those in power cannot extend their terms in office without legally asking for the consent of the people again in an election. For elections to be free and fair, they have to be administered by a neutral, fair, and professional body that treats all political parties and candidates equally. All parties and candidates must have the right to campaign freely, to present their proposals to the voters both directly and through the mass media.

Waxaa Aragtida qormadan oo ah dhiigmareedana ugu waa wayn hab-maamulka dimuquraadiyadu si-balaadhan u shegaysaa in Dal lagu sheegi karo wadan ay ka jirto dawlad dimuquraadi ah marka la helo dawlad shacab ku so doortay sifo xor iyo xalaal ah oo asxaab iyo xusbiyo badan loo tartantay, si kale hadii aynu u eegno dawlad aan sifo sharci ah doroshu ku soo galin kuna soo bixin aduun waynuhu uma aqoon sanaandoono dawlad dimuquraad ah. Habka iyo nidaamka dimuquradiyada awooda sare waxaa iska leh shacab waynaha wadanku leeyahay, waxayna dawladuna ay wakiil iyo masuul uga tahay raacista qawaaniinta dalka u yaala wakhti gaaban ee ay codka shacabka ku joogto.Sidoo kale Shacabku waa in uu leehay awood uu waxna ku diidi karo waxna ku doorankaro iyadoo aan cidina qasbayn.Dawlada dimuquradiga ah,Shacabku wuxuu xaq iyo sharciba u leehay wax ka sheegida,canbaareenta iyo la xitaabtamida dawlada iyo masuliyiinta hugaanka maamulka la soo toortay iyo waliba indhaha ku haynta sida ay dawladu xilkeedii u gudatay. Dawlad dimuquraadi ah xilkeeda ma dheeraysan karto(mudo koradhsi ma samayn karto), waana in la helaa doorasho asxaab badan u tartameen ,lagu qabtaa mudo cayiman sida ku cad qawaaniinta dalka u yaala. Taas oo ay macnaheedu tahay dawlad ku dhisan habka dimuquraadiyadu iskama joogi karto kursiga in ka badan wakhtiga dastuurka wadanka ku cayiman.Dorashadu waa in ay noqotaa mid xalaal ah oo ay maamulayaan haayad ka madax banana kuwa tartamaya isla markaasna si isku mid ahna ugu kalsoon yihiin tartamayaashu” candidate “,lehna awoodii xilgushado iyo aqoonteda.Dhamaan Musharaxiintu iyo asxaabta tartamaysaa waxay leeyihiin xaquuq isku mid ah si ay ola-lohooda ugu gudbiyaan codbixiyashaa iyo taagerayaashooda,si xor ah oo xalaal ah markaasna lo siman yahay isticmalan qalabka warbaahinta gaarka loo leeyahay iyo ka dawladu gacanta ku haysaba .sidoo kale hantida dawliga ah waa in ay u sinadaan tartamayaashu asxaabtu .Akhristaw bal hadaba ila eeg habmamulka dawlada ina riyaale iyo xadgudubka ay ku samaysay sharcigii dalka u yaalay, qawaaniinta dimuquraadiyada iyo kuwa caalamiga ahba.

Habdhaqanka udub UDUB.

Waxay ahayd 2003 bishii april 14 keedii markii dorashadii tartanka madaxwayna ka dhacday Somaliland manta waxaynu ku jirnaa 20-april 2009.sida ku cad daastuurka Somaliland wuxuu sheegayaa in shantii sanaba mar la qabto dorashada madaxwaynaha. Sidaas awgeed Xukumada ina Riyaale waxa ku jirtaa mudo dhaaf hal-sano iyo dheeraad.waxayna indhaha ka qabsatay kuna tuurtay miiska hoostiisa sharcigii dalka u yaalay waxayna tidhi walee dhulaw kama kaco. Wuxu Riyaale si toos ah u jabiyay qodobka ugu wayn dimuquraadiyada ee kor ku xusan iyo daastuurkii,(sharcigii Somaliland u yaalay )ee lagu soo doortay. sidoo kale waxay udub iyo ina riyaale ku abaal fureen shacabkii codkooda siiyay ee shanta sano doortay.wuxuu yidhi salaam carabay”abaal ma gude gabay baa ka roon kuu gabraar taga”.Riyaale iyo xukumadiisa taagta daran waxay ugu abaal gudeen dadkii codkooda siiyay isla markaasna maalinta dhan bacadka u taagnaa si ay ugu codeeyaan markii shantii sano dhamaatay xadhig iyo xadgudub joogto ah, sidoo kale daastuurkii u sharciyay hugaminta dalka iyagoo 80 cod dheraa oo waliba hadal ka taagnaa xusbiga kulmiye in ay manta dhagaha iyo indhaha ka furaystaan .sidaas lajigeed xukumada Riyaale waxay kursiga ku fadhiyaan sifo sharci daro ah waayna kufsadeen qawaniintii dalka u yaalay ,hanaanka dimuquradiyadeed iyo kuwa caalamiga ahba sababtu taahay manta kuma joogto codkii shacabka ,waxay mar hore samaysteen mudo korodhsi iyadoo ayna jirin sifo sharciga waafaqsan oo logu kordhiyo imikana mar labaad ayay korodhsadeen. waxaana maalin kasta dhacda dad muwaadinin ah,aqoon yahamiin leh oo madaxdhaqameed leh oo si sharci daro iyo axmaqnimo leh ay u xidheen gudiga xukunka dag-daga ah ee riyaale samaystay oo aan sharciga Somaliland meela kaga oolin. Shacabka Somaliland awood ma leh ay wax ku diidikaran kulana xisaabtami karaan (daba galaan) madaxdii ay soo doorteen xitaa hadii ay wax ka sheegaan iyadoo aan maxkamad la soo marin ayaa silsilad 50 kg ah lagu xidhayaa sidii qof walan jail kana lagu ilaawayaa.ma jirto gole sharci ilaalineed oo madax banan amase leh awoodkii check and balance,waxaase laga xukumaa lagana maamulaa garsoorkii dalka guriga madaxtooyada.sidoo kale ma jirto hayad leh awoodii maamulka dhexdhexaanimo ee dorashada asxaabta(election commission) sababtu tahay 7 commission ka ah waxaa soo doortay 3 ka mid ah madaxwaynaha halka 2 kale ay soo doorteen guurtida oo aan ka fagayn madaxtooyada sidoo kale labada xusbi mucaarad oo ah kuwii ay dorashadu qusaysay ayaa la siiyay laba kali ah(it is unfair and un justice),sababtu tahay maadaba madaxwaynu yahay musharax xusbi waxay ahayd in sadexda xusbi(the three parties) ay commissionka ku leeyihiin tiro isku mid si loo helo isku dheeli tir.waxaa sidoo kale xusbiga udub isku duubay saxaafadii dawliga ahayd ee asxabta u dhaxaysay iyo hantidii umada.sidaas awgeed waxaynu odhan karnaa manta Somaliland kama jirto dimuquraadiyad waxayna ku burburtay xukunka ina riyaale oo bilaa aqoonta ku shaqeeya.

La soco qayba danbe.

Aqoon yahan cabdi maliki abdi xasan(indhocade)

Pakistan,Islamabad

IQra university.

Telephone:0092.3234164089
E-mail:Maliki331@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: