TACSI GEERIDA MARXUUM XIRSI FAAHIYE CAYNAB ALLE HA U NAXARIISTO MARXUUMKA

TACSI GEERIDA MARXUUM XIRSI FAAHIYE CAYNAB ALLE HA U NAXARIISTO MARXUUMKA

TACSI GEERIDA MARXUUM COLONEL XIRSI FAAHIYE CAYNAB

Dhamaan dadkani waxay tacsi u dirayaan COLONEL Xirsi Faahiye Caynab oo 18/04/2009 Ku-Geeriyodey Magalada Burco. Xirsi Faahiye Wuxuu ahaa Saraakiishi uhoreysay ee Somaliland Xiligii Maxmiyadii Engiriiska Wuxuu kasoo Dagaal galay Parma wuxuu aha nin aad logayaqaano Somaliland iyo Togdheerba Wuxuu Ifka kagatagay Laba Xaas Sagaal Hablood iyo Wiil iyo Waxay sii Dhaleen Alle Godka Hownuuro Marxuumka.

Suladaan Maxamuud Guuled Mire.
Xildhibaan Farxaan Maxamed Ali
Xildhibaan Ali Xasan Maxamed { Mareexan }

Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame { Hadraawi }
Maxamed Xuseen Adan { Ex Maayar }
Cabdi Xasan
Osmaan Nuur
Muuse Askar Guuled
Mustafe Adan Garas
Mustafe Maxamed Adan { Xaydaro }
Ali Xasan Waraabacade
Khaliif Maxamed Warsame { Xinwaal }
Jamaal Maxamed Warsame { Xinwaal }
Jamac Saleeban Qodax { Jamac Madhiiqe }
Sahal Ali Baladi
Bile Xaji Axmed Ducaale Sandheere
Saciid Xaji Axmed Ducaale Sandheere
C/rasaaq Maxamed Toor
Ismaacil waraabe Fiid
C/kariim Xaji Axmed Xaji Ibraahim
Muniir Axmed Cigaale
Aadan Ismaaciil Geedi
C/laahi Ismaacil Geedi
Farxaan Yuusuf Cawaale
Kaltuun Jamac Bile
Cosob Jamac Ducaale
Yurub Jamac Ducaale
Koos Saleeban Digdigle
Faadumo Ayaanle Cileeye
Kaltuun Adan Muuse

Dhamaan dadkaasi Waxay Marxuumka Alle Ubaryayaan In uu Naxariisti Jano kawaraabiyo Eheladii Axsaabti Qoyskii iyo Qaraabadiiba Samir iyo Iiman kasiiyo.

Amiiin…………………………… Amiin ………………………..Amiiin.

Writing-By Muniir Axmed Cigaal

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: