TACSI GEERIDA MARXUUM COLONEL XIRSI FAAHIYE CAYNAB

TACSI GEERIDA MARXUUM COLONEL XIRSI FAAHIYE CAYNAB

TACSI GEERIDA MARXUUM XIRSI FAAHIYE CAYNAB ALLE HA U NAXARIISTO MARXUUMKA

TACSI.

Waxaanu tacsiyadeynaynaa Qoyskii iyo Qaraabadii uu kabaxa Marxuun Xirsi faahiye caynab,oo 18-04-09 ku geeriyooday Burco, Marxuunku waana Tiir dhexaad ka baxay Soomaalilaand dhamaanteed, Ilaah Samir iyo iimaan ha inaga
siiyo, Isagana Janatu fardowsa haka waraabsho Aaaammiin.

Waxa tacsidan soo direy.
Hooyo Caasha maxamed faarax.
Faadumo Cabdi jiir iyo odaygeeda Siciid yusuf artan.
Ismaaciil Cabdi jiir iyo Xaaskiisa.
Khadiija Cabdi jiir iyo odaygeeda.
Fardowsa cabdi jiir iyo odaygeeda.
Safiya cabdi jiir iyo odaygeeda.
Faadumo aadan ismacil iyo odaygeeda saciid xasan sheekeeye.
Aamina adan ismaciil iyo odaygeeda khaliif xiinwaal.
cali aadan ismaaciil iyo xaaskiisa.
fardowsa cismaan cabdi jiir iyo odeygeeda cabdi casiis culay.

Dadkaad oo kala jooga wadanka Uk iyo doha qadar.
INNAA LILAAHU WA INAA ILAHI RAAJUCUUN.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: