BAAQ U SOO JEEDINAYAA ARDAYDA S/LAND WW WAX KA BARTA INDIA IN AY KULAN DEGDEG ISUGU YIMAADAAN
halkan waxan salan balaadhan uga soo jeedinayaa bahda warbaahinta waxa kale oo aan salan u soo jeediyaa dhaman dhalinayrada reer soomalild ee ku hawlan waxbarashda inta ka dib

runtii dhalinyaro badan oo reer somalilnd ah ayaaa ku hawlan waxbarashda wadamo kala duwan gaar ahaan wadanka india, hadaba madama oo ay arday aad uu badan ay wax ka barato dalka india oo tiradoodu ay aad uu badan tahay in aanay lahyn runtii sida cad urur kulmiya oo ay iskugu yimaadaan oo ay kaga wada hadlaan arimahooda waxbarasho sida:

1.xaflada qalin jabinta oo runtii tiro aad u badani ay sanad walba ay qalin jabiso
2.xaflada gooni isu taaga somalilnd ee 18may oo iyna uu baahan in si wada jira looga shaqeeyo
3.isku xidhka ardayda wax ka barata jaamacada osmania university iyo jaamacadha kala duwan ee dalka india
4.soo dhawaynta ardayda cusub ee ku soo biirta jaamacaha dalka india

anigoo ka mida ardayda wax ka barata dalka india gaar aahaan magalada haydarabada ee jaamacada osmania university.
hadaba anigoo ka duulaya baahiyaha kala duwan ee kor ku xusan ee aasaasiga ah ayaan baaq uu soo jeedinayaa in ay kulan deg dega ay isugu yimadaan dhaman ardayda reer somaliland ee ku sugan wadanka india gaar ahaan magalada haydarabd si ay uga wada hadlaan danahooda gaarka ah iyadoo ay fooda inagu soo hayso xuska maalinta gooni isu taaga soomalind ee 18may waxan leeyahay ardayda in ay tixgaliyaan baaqaa aan uu soo jeediyay waanad ku mahadsantihiin dhamaan

wa bilaahi tawfiiq

abshir maxamed xariiri
osmania university
email:abshirmx22@hotmail.com
India, Haydarbad

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: