TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA MARXUUM XASAN ISAMCIL BULAALE

TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA MARXUUM XASAN ISAMCIL BULAALE

TACSI INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN GEERIDA MARXUUM XASAN ISAMCIL BULAALE

Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Reer Hassan Haji Adan iyaga oo oo ka tiiraanyeysan Waxay Illaahay ka baryeyaan in uu Naxariistii Janno Ka waraabiyo Marxuum Hassan Ismail Bulaale oo shalay 15/04/09 ku geeriyooday laguna aasaay Magaalada Hargeisa. Waxannu Tacsidan gaar aanu ugu diraynaa Hooyo Asha Kahin Yussuf, Reer Ismail Bulaale, Reer Jama Deer iyo Reer Kahin Yussuf. Waxannu Illaahay ka baryaynaa in uu Marxuumka Samir iyo Iimaan inaga siiyo Aammiin
Waxa Tacsidan Diraaya:
Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan iyo Reerkiisa
Reer Abdisalaam Hassan Haji Adan
Ahmed-Nuur Hassan Haji Adan iyo Reerkiisa
Ahmed Ibrahim Dirir Iyo Reerkiisa
Mohamoud Hassan Haji Adan Iyo Reerkiisa.

oo Kala jooga Hargeisa, Ethiopia, Sudan, Saudia, Jordan, Sweden,Belgium iyo USA
Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan
Ludvika Sweden

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: