TACSI GEERIDA MARXUUM AXMED FAARAX XASAN (DIC DIC )

TACSI GEERIDA MARXUUM AXMED FAARAX XASAN (DIC DIC )

TACSI GEERIDA MARXUUM AXMED FAARAX XASAN (DIC DIC )

Dhamaan dadka hoos ku qoran waxay tacsi u diriyaan dhamaan xaaskii iyo caruurtii,eheladii iyo qarabadii uu ka geeriyooday ALLA ha u naxariistee AGAASIMIHII BANGIGA DHEXE EE GOBOLKA SANAAG MARXUUM AXMED FAARAX XASAN ( DIC DIC ),oo ku geeriyooday habeenkii arbacada 15/04/09, magaalada ceerigaabo ee caasimada gobolka sanaag.Wxaaan MARXUUMKA ILAAHAY uga baryaynaa inuu janat alfarduus ka waraabiyo oo geeyo,reerkiisa iyo eheladiisiina in ILAAHAY SABIR IYO SILWAAN KA SIIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

1.GUDOOMIYAHA JAALIYADA SOMALILAND MUDANE Cabduraxmaan Axmed Cawed iyo reerkiisa.
2.Hooyo X.XALWO .X. MAXAMED.
3.Maxammuud Ducaale Maxamed iyo Reekiisa.
4.Faadumo Ducaale Maxamed iyo Caruurteeda.
5.Ismaaciil Ducaale Maxamed iyo Reerkiisa.
6.Xasan Ducaale Maxamed iyo Reerkiisa.
7.Maxamed Ducaale Maxamed iyo Reerkiisa.
8.Shaadiya Ducaale Maxamed iyo Reerkiisa.
9.Cali Adan Daahir iyo Reerkiisa.
10.Maxamed Axmed Cawed iyo Reerkiisa.
11.Maxamed Axmed Kuutiye iyo Reerkiisa.
12.Xuseen xasan jaamac Mataan iyo Reerkiisa.
13.Maxamuud Axmed Cawed iyo Reerihiisa.
14.Cabdulqaadir Axmed Cawed.
15.Cali Axmed Cawed.
16.Cabdiraazaq Adan Daahir.
17.Saciid Adan Daahir.
18.Maxamed Xasan Ducaale.

WA BILAAHI TAWFIIQ.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: