OGEYSIIS OGEYSIIS DHAMAAN TAAGEERAYAASHA KULMIYE EE UK

OGEYSIIS OGEYSIIS DHAMAAN TAAGEERAYAASHA KULMIYE EE UK

Dhamaan tageerayasha Xisbiga Kulmiye ee Waddanka Uk Waxaa la’ogaysiinaya in laqaban doono Shir balaadhan, oo lagaga hadlaayo arrimaha kataagan waddankii Shirkaasi wuxuu noqon doona kii ugu baladhna ee Baryahan laguqabto Uk.

Waxaa lagu Casuumaya Dhamaan tageerayasha Xisbiga iyo Shacabka Somaliland ee jecel Dimuquradiyada Waddankoda iyo degenashaha dalkooda Malintu waa Axada 12/04/2009.

Goobta East London: Address 37 St.Mathew Road E2 6dt.

Waxaa halkaas kugu diyara Dhamaan Madaxda Xisbiga ee Uk yadoy telphone-ka kujiri donaan Madaxda Xisbiga ee her qarran, Wixii Fahfahina kala xidhiidh qaban qaabinta Shirka.

Muniir Axmed Cigaal Tel: 07791762210 Ama Ibrahim Xuseen Gudoomiyaha Kulmiye ee Uk, Tel: 07904869990

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: