CALI MOHAMED DAAUUD CIGAALOW AABAHAA DHIMAY EELA REEB, ADNA WAXA KUU WANAAGSAN INAAD AFKAAGA HAYSATO

CALI MOHAMED DAAUUD CIGAALOW AABAHAA DHIMAY EELA REEB, ADNA WAXA KUU WANAAGSAN INAAD AFKAAGA HAYSATO
Cali Mohamed Daauud Cigalow inuu Aabahaa Mohamed Cigaal
Kadanbeeyay dirirtii sokeeye aar goosina ahayd way cadahay Garoonka Kubada ee Hargaisa ayuu kalahaa isaga oo af somali,carabi iyo engiilish Ku hadlaya waana lahayaa Dagaal baanu rabnaa iyo muusanawgii uu maatida
Fooda isu gelinaayay isaga oo tir tirsi dagaal wadda.

Somalilandna way eeday Aabahaa horayso iyo danbaysaba. Distoorkan cilinkiisa lasaari la,yahay iyo Jaha wareerkaba isagaa sameeyay oo is lahaa isku ilaali.
Muuse ku tala gelin inuu Dhiman doono.Haduu kutala galay dhimasho waxan kamuu tageen.Waana lahayaa qoraaladii uu kashifay Muuse Biixi ee uu ku Amraayay Aabahaa in lagumaado umadda shacabka masaakiinta ah ee doortay.

Hadaad ka naxayso ka bixi magtii maatidii uu gumaaday, Allena u bari inuu Kadhaafo Dhiiga umada aan waxba galabsan ee Muslimiinta ah.

Adiga,Aniga iyo Xoghayaha Udub toona kiiska Aabahaa wax laga Waydiin maayo.Allihii Abuuray ayaa xisaabin oo maanta way dhamaatay Tiisu ee Adigu is ilaali.Umada uu sabab la,aanta ku xaaqay hadalada xun xun Haka hor odhan ee uur xummo mooyee abuurahayn wax kale.

AANO NIN GALAY OG, NIN LAGA GALAYNA OG.

Hadii aad u baahato waan kuusoo koopi garaynayaa miidhyahana waan kuusoo marinayaa.

Cali Mohamed Cigaalow Aabahaa dhimay eela reeb Adna waxa kuu wanaagsan inaad afkaaga haysato.

Osman Yusuf

Denmark.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: