ABWAAN BOON XIRSI OO FANAANIINTA REER TORONTO U SAMAYNAYAAN BANDHIG FANEED Waxaa Magaalada Toronto Lagu qaban doonaa 25 April,2009 Bandhig fanaadeed aad u balaadhan oo ay iskugu imanayaan Dhamaan fanaaniinta Degan Toronto taasi oo Loogu magac

ABWAAN BOON XIRSI OO FANAANIINTA REER TORONTO U SAMAYNAYAAN BANDHIG FANEED
Waxaa Magaalada Toronto Lagu qaban doonaa 25 April,2009 Bandhig fanaadeed aad u balaadhan oo ay iskugu imanayaan Dhamaan fanaaniinta Degan Toronto taasi oo Loogu magacdaray habeynkii Toronto iyo Boon Xirsi.

Abwaanka weyna ee caanka ah Boon Xirsi oo kusugan imika magaalada Hargeysa ayaa waxaa soo foodsaray xanuun xaga indhaha ah oo uu waxba ka arkaynin balse loobaahan yahay in looqaado Dibadda amaba lageyo Dal Wax loogu soo qaban karo maadaama Xanunnkiisu yahay mid dhakhtaro gooni ahi wax kaqaban karaan hadii alle yidhaahdo.

Dhamaan Jaaliyada Somaliyadeed ee Toronto Ku dhaqan gaar ahaan Reer Somaliland ayaa waxay u diyaargaroobeyn sidii Xafladan Qaadhaanka loogu udhuudhinayo inay kasoo qeyb galaan oo ay Tikidhada iibsadaan sidii loogu kaalmeyn lahaa Abwaan Boon Xirsi oo jooga Magaalada Hargeysa.

Hadaba Habaynimada 25 April ee Sanadkan 2009 ayaa waxaa Toronto ka dhacaya bandhig faneed aad u balaadhan waxaana dadweynaha laga codsanayaa inay kasoo qeyb galaan oo ay tikidhada iibsadaan hamoogaanina Habaynka 25 April 2009

Hamse A Salaan
Toronto, Canada

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: