TALO BIXIN KU AADAN LABADA XISBI MUCAARID

TALO BIXIN KU AADAN LABADA XISBI MUCAARID

Runtii waxay ahayd in ay doorashada ay dhacdo xiligii loo qiimeeyay iyadoo ay horena ay u jirtay mudo kordhin lagu sameeyay doorasahada madaxtooyada waxay ahayd in ay doowladu ay si cad ay uga shaqayso hawlaha looga baahan yahay doorashada si ay doorasahdu ay u hirgasho una dhacdo xiligeeda.

Nasiib daro taasi ma dhicin oo waxa dhacday in mudo kordhin labaad ay golaha guurtidu ay ku sameeyaan doorashada madaxtooyada
iyadoo ay intaas oodhan ay jirto waxan u soo jedinyaaa talo bixin kooban oo ku wajahan labada xisbi mucaarid waxaanan leeyahay:

1.kurisga aad campainka ugu jirtaan waxa iska leh umada reer somaliland
2.cida codka ama taageerada aay ka sugaysaan waa bulshada reer somaliland
3.guusha xisbi waliba waxay ku xidhan tahay heerka taagero ee uu ku leyahay bulshadiisa
4.xisbi waliba waxa uu ka dhisan yahay dhaman qaybaha kala duwan ee bulshada
5.waxad jeceshihiin in aaad hogaamisaan bulshada reer somaliland

Anigoo ku hadalya maagca dhlinyarada reer somalind waxan isiin soo jeeninyaaa in aaad bulshada ixtiraamtaan bulshaduna ha idin ixtiraamtee, waayo bulshada ayad wax ku tihiin.
waa in aad bulshada danteeda, aayaheeda, iyo mustaqbalkeeda danbe aad ka talisaaan.
waxaan idin ka codsanayaa in aad si balaadhan u fikirtaan, umada dhan ayaa idin eegaysa horu marna idinka sugaysa.

Waxaad ogaataan in umad dhan la rabo in aad u horseedaan isabdel siyaasadeed iyo mid dhaqaaleba ah

wabilaahi tawfiiq
ilaahaybaa mahadleh

Abshir Maxamed Xariiri
Inida, Hyderabad
00919849490877

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: