HEES CUSUB OO HAMBALYO AH DIYAARADA ZUHUURA AIRWAYS ABWAAN FARTAAG

HEES CUSUB OO HAMBALYO AH DIYAARADA ZUHUURA AIRWAYS ABWAAN FARTAAG

Abwaan Axmed Cadilaahi Maxamuud {Axmed Fartaag} Doha Qadar kusoo dhawaada Hees cusub oo aan u tiriyey Suhura Airways waa diyaarad wadaniya oo dadkeenii loo furay Hambalyo Heestii Hambalyo habeen iyo dharaartii ilaa hiirta waabari hadkastaba suhurbaa heeganoo diyaaree ha halmaamin dhoofkee hubso oo suhuur raac hawadiyo daruuraa adaa haada dhaafoo heer sare maraayee hambalyan suhureey hadyad kaaga dhigayaa holan keena joogiyo ka hargaysa yaala is haleeli doonoo hadhwanag isugu iman hadal waa halkiisee haadin doona sheekada hawadiyo daruuraa adaa haada dhaafoo heer sare maraayee hambalyan suhureey hadyad kaaga dhigayaa hayin heeryo qaado haama ladhaansado hogaankaba yaqaanoo habsan male suhuroo halkii aad usocotay hawl yari ku geeyaan hawadiyo daruuraa adaa haada dhaafoo heer sare maraayee hambalyan suhureey hadyad kaaga dhigayaa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: