HAMBALYO KU SOCOTA XISBIGA UCID ERGADA AY U ISTAAGEEN JAALIYADA CHINE

HAMBALYO KU SOCOTA XISBIGA UCID ERGADA AY U ISTAAGEEN JAALIYADA CHINE
Hambalyo xisbiga Ucid ergada ay u istaageen

Anaga oo ah qaar kamida qurbajooga reer Somaliland ee dalka China waxaanu hambalyo udiraynaa xisbiga Ucid iyo cid kasta oo isku xilqaantay inay isku soo dhaweeyaan dowlada iyo xisbiga mucaaradka ah ee Kulmiye

dalkeenu wax uu maanta halkaa kusoo gaadhay isku tanaasul iyo in danta guud lawada dhowro waxa maanta dalka kasocdaana maaha wax laynooga bartay waa wax cadowgeena uadeegaya oo ka farxinaya inta ina neceb

waxa aan usoo jedinaynaa dowlada iyo xisbiga mucaaradka ah ee kulmiye inay isa soo hor fadhiistaan oo waxa ay kala tabnayaan wadahadal ku xaliyaan oo ay ergada islaameed iyo xisbiga ucid maqlaan
xisbiga ucidna waxaan leeyahay waxaad tihiin shinbir ilaahay dalkan usoo diray ee howsha wada oo haniyad jabina abaalkeena ilaahay iyo umada reer somaliland waydun kaheli
golaha guurttidana waxaan leeyahay wmaanta taladiinii way qaloocantay ee dib isugu noqda waxa laydinku xaeerinyaa waa cimaamada ee maraa waaxid cimaadii dhulkay idinkaga dhacdee sharafta dhulka kaqaadaa
sida xaqu ku jiro ilaahay hayna fahansiiyo
1cali mxamuud caalin
2 caydaruus maxamed galaal
3 marwo faadumo ibraahin
4 cabdi najiib muuse cawaale
5 cabdi casiis ismaaciil barre

caydaruus maxamed galaal
cmg707@hotmail.com
jamhuuriyada dadka ee shiinaha

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: