SHIR AY ISUGU YIMAADEEN QAAR KA MID AH QURBAJOOGTA GOBOLADA BARRI EE UK

SHIR AY ISUGU YIMAADEEN QAAR KA MID AH QURBAJOOGTA GOBOLADA BARRI EE UK
shir ay isugu yimadeen dhalinyrada qorba jooga gobolda bari oo ka dhacay magaalad manchester ee cariga uk taarriikhdu markay ahayd 01/04/09 shirkaa oo lagu garfeenayey xaaladan adag ee wadanku galay taas oo u muuqata midi midi ku taag shirkaa oo lagu soo bandhigay dastuurka wadanka waxa uu ka qabo muda kordhintan loo caadaystay oo ay caadaysteen golaha guurtida qodobkan 83 ee dastuurku ma waaqfagsana in xaaladan ay sheegayaan tasoo u muuqata guurtida intoo dii mudo kordhinta taageertay waa qolo aan eegin danta umada lakiin eegtay lacagta umada ee lasiiyey tasoo ay caadaysteen inay lacag uun ku shaqeeyaan waxaan hanbalyo aan lasoo koobi karin u direen gurtida garatay inay diidaan waxaan aan sharciga waafaqsanay lacagta diiday garatayna mustaqbalkooda waxaanan u sheegaynaa inay taariikhdu is qorayso barina lagu xisaabtami doono waxaad sameeyeen waxay kaloo gudida kuminshanka ugu baaqeen inay cadeeyaan maalinta doorashada laqaban karro taasoo sharcigu dhigayo inay cayimaan waqtiga doorasho dhici karto markaa waxaa shirkaa ka soo baxay qodobadan hoos ku qoran

1-inlataageero cidkasta oo danaynaysa dimuqraadida wadanka hana qaday
2-in kuminshanku cadeeyo mowqifka ay ka taagan yihiin xilkoodan la maroorsaday
3-waxaan ka soo horjeednaa go.aankan aan loo mudoyeelin dana aanay ugu jirin wadanka iyo dhalinyaradaba
4-in aanu ayedsanahay go.aanka xisbiga kulmiye oo ka qabo mudada xilka riyaale
5-in mudaraadyo laga soo horjeedo muda kordhinta laga qaban qaabiyo wadanka gudihiisa iyo dabadiisaba
6-waxay kaloo ugu baaqeen dadwaynah inay ilaashadaan nabadooda oo xasilooni wax lagu doona taasoo aad moodo in dawlad jirtaa doonayso inay qasto
7-in laga soo horjeesto degtaatooridaya soo siqaysa ee aan loo eegay waxba
By Adan Aidiid Abdi

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: