HAMBALYO TAHNIYAD DHALASHO ,GACAL & SOKEEYABA LAGU FARAAX,,

HAMBALYO TAHNIYAD DHALASHO ,GACAL & SOKEEYABA LAGU FARAAX,,
waxaanu halkan hambalyo tahniyad dhalasho & bogaadiin aanu hawada u marineynaa anagoo ah ,jaaliyadaha gabooye ee ,yurub & woqooyiga america ,gaar ahaan,,gobalka ontario ee dalka canada , gudoomiyaha qurba joogta beesha musedhariye mudane(RASHIID CABDULAAHI GAAS & SAHRA AXAMED SHIIDE )todobaadkan wiil ugu dhashey magaalada ,roma ee dalka talyaaniga, wiilkaas oo loo bixiyey ,(fu aad rashiid cabdulahi ) waxaanu leehnahey ,fu aadoow soo barbaar ,ilaheyna waxan uga baryeynaa inuu ka dhigo , fu aad,kii diintiisa dalkiisa & dadkiisa anfaca ,aamiiiiiiiiin aamiiiiiiiiiiiiiiiin aaamiiiiiiiiiiiiiinnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnnn ayaanu lehanahey ,

qore ,barkhad xaaji cabdi,, mr gaboye,,
ontario canada
email:abokoriye1@hotmail.com
eamail:mrgaboye@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: