BAAQ HANBALYO IYO TAAGEERO EE GOAANKA XISBIGA KULMIYE.

BAAQ HANBALYO IYO TAAGEERO EE GOAANKA XISBIGA KULMIYE.
Asalaamu Calaykum,hadaanu nahay beelaha BARIGA iyo HAWDKA GOBOLKA TOGDHEER, GALBEEDKA GOBOLKA SANAAG,BARIGA GOBOLKA SAAXIL iyo BEELAHA GALBEEDKA GOBOLKA SOOL ee degan gobolka WALES caasimada CARDIFF ee cariga INGIRIISKA,
waxaanu taagero HIIL iyo HOOBA la garab taaganahay mawqifka cad ee dastuuriga ah ee lama taabtaanka ah ee XISBIGA KULMIYE ku dhawaaqay ee uu sida fiican ugu qeexay inaan wixii ka dambeeya 6 APRIL AANAY DAWLAD ku sheega uu daahir riyaale madaxda ka yahay aanay XALAAL ahayn oo ay halkaa ku SIQIIRTAY,sidaa daraadeed hadaanu nahay beelaha kor ku isman anaguna waxaanu halkan ka cadaynayaa anagoo codkayaga kor u qaadayna inaan wixii ka dambeeya 6 APRIL aanu KALSOONIDII kala noqonay DAWLAD u yaalka uu madaxda ka yahay daahir riyaale oo aanaan AQOONSANAYAN OO AANAY NAGU SHAQAYNAYN wixii ka dambeeya 6 APRIL, sidaas ayaanu la socodsiinaynaa wixii danaynayaa somaliland oo uu mawqifkaygu ku cad yahay wixii taariikhdaa ka dambeeya nalaguma haleeyo oo hanoogu soo hagaaagina, anaga waxba nagama khuseeyaan cidii ay dawlad u ahaanayso ee jecel inay HEERYADAA SIDA CAD U MUUQATA XAMBAARSADAAAN IDINKA LEE WEEYE.
Hadal iyo gebagabo ninkii gabayay wuxu yidhi,

XEERBEEGTI MURANTAA GARTAY XEELI HADASHAAYE

EE XUBIN RAG ISKU WAAJAHAY HADAY XAYGA KA CADAATO

AFKU WUXU LA XOOG YAHAY MAGLIGA XAWDA KAA JARA.

KARIS XUN IYANA WAX KU LA HAMBADAA KA CEEDHNAAN

AFHAYEENKA BEELAHA KOR KU ISMAN.

WA BILAAHI TAWFIIQ.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: