DAAHIR RIYAALE KAAHIN KU NACNAYE MAXAAD YEELI DOONTAA?

DAAHIR RIYAALE KAAHIN KU NACNAYE MAXAAD YEELI DOONTAA?

BY nuura Farax Xuseen March 27, 2009 USA.
Daahir Riyaale Kaahin ku nacnaye maxaad Yeele doontaa?
Marka hore waxa an salamayaa dhaman bulsha waynta reer Somaliland gaar
ahaana waxa aan salmayaa Haweenka Somaliland waxan ugu baaqayaa in ay
saxada siyaasada soo galaan dal kana hogaankiisa u dartamaan malaa
sanadka ragii kala dhamaan waaye inaga ayaa jaanis baan leenahaye hadii
aan intaa dhaafo
Umad waliba madax deeda waxa ay ku jeclaa taa ma ay ku nacdaa waxa ay umadooda u qabteen ,
1 hadii ay u qabtaan wax wanaag san wa la jecladaa oo maamuus iyo magic baa ka haadha
2 hadiise ay dadkooda kaga tagan taariikh xun iyo waxqabad la,aan
maamul xumo cadaalad daro wax barasha xumo caafimaad xumo dagal sokeeye
oo huru mar la ,aan waxa ay dhax laan laba shay
2 dadkoonaca iyo dadka iyo ladkooda oo ay uga tagaan dhaxal xumo iyo qoomamo

Hadaba madaxweyne shansanadood oo aan ku dooranay iyo laba kadaba tuura
todabadaa sanadood maxaad noo qabatay ee aad shan kale nagaga rabtaa?
caafimaadkii mee wax barashadii meeday cadaaladii aad tidhi wax baan ka
qabanaya meeday baar lamankii ladoortay lamaad shaqayn ee waad
bahdishay oo hadal ka hoos qaadi maysid dhaqalihii waa waashay oo
dadkii waxa ay in yar u jiraan bakhti iyo in danyartii ay iskuuladii
gaysan kari waydi dhaqaalo xumo darted dhakhtar ay dan yartu iska daa
wayso malaha oo daawa la,aan bay u dhintaan dhulkii dowladu lahayd ilaa
boorame ilaa ceerigaabo waxa kuu soo gaday maayarada iyo badha saabada
ka taliya oo jeelashii un baa hadhaye inta aanad iyagana faasixin oo
anad khaadan fadlan na waydaaro
Dhulkii xaaluf oo dhaman reer guuragii ugaadhii bad ka guratay dabaylo iyo duufana ku kacay kamana caawisid
Badii barakiib baad ku fasaxday aan lagaranayn meesha ay ka yimadeed oo
lagactana meel gaarabaad ku shubataa oo Qaahira aayad ka dhisatay
funduqwwyn oo kii madaxdaa intaa markii aan eegay jaanis danbe kuuma
yaalee hanta boobtay adiga iyo saaxaabadaa iska qaatoo meelahaa ku
raaxaysta inta ilahay inikala xisaab Tamayo dalkana waxba hayeelin inta
hadhaye hadii lagu nacay nawada dhaaf.waxa aan ku soo gaba gabanayaa
Riyaale waxa uu ka dhigan yahay ninkii shaaha isyidhi karso ee
sonkortii qidhiidhka ku laastay taasi waxa ay cadaynasaa in aanu
Riyaale rajo ka qabin in uu mar labaad uu dalka hogaamiyo oo aan la
dooranayn sidaa daradeed waxa uu bartay in uu shacabka iyo Baarlamankii
inta uu dhinaca ka dhaafo uu Golaha Guurtida uu yidhaahdo saaxiibayaal
inyar iigu dara iyaguna inta ay khadhiidh lacaga ka khaataan bay marna
sanad ugu dhuftaan marna lixbiloood hadaba su aadhu waxa ay tahay ina
Riyaale ilaa intee ayuu shacabka ku horjoogayaa qadhiidhkaa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: