TALO KU SOCOTA XISBIGA KULMIYE BY: MAHAD NUUX MUUMIN

TALO KU SOCOTA XISBIGA KULMIYE BY: MAHAD NUUX MUUMIN
Marka hore waxaan salamaaya shabakada madax banaan ee somaliland oo u helaan sidii aay shacabka somaliland uga haqab tirilahayeen wararka dalka iyo dibadaba.

Hadaba waxaa maalmahan isa soo tarayaa muran ka Aloosan Asxaabta mucaaridka, gaar ahaan xisbiga kulmiye iyo Xisbiga talada haya,ee UDUB Waayo xisbiga Ucid waxaay mujiyeen tanaasul, waayo waxaay dan kaleyihiin jiritaanka qaranimada somaliland, Markaa madaama xisbiga kulmiye lagu kari layahaay, inaay sugaan wakhtiga cusub ee dorashada loo cayimaay oo ku beegan 31 may, waxaa uwanaagsan, inaay tanaasulaad sameeyaan ,Waa hadii xisbiga kulmiye dan ka leeyahaay jiritaanka Amniga iyo nabada somaliland.

Waxaa ka hadhaay wakhtiga dorashadu ma baadna waa ayaamo faraq u dhaxeeya ma jiro 29 march iyo 31 may, ugu badanaan waa 2bilood oo qudhaa markaa maadama aad In badan sabreyseen, Hadana wax kale meesha jirin waxaa wanaagsan inaad iska sugtaan, waayo hanajabadaha iyo yeeli mayno hadaay 29 march dhaafto, Amniga dalkaan wax yeelaynaa, mahaa mid aay bulshada somaliland ku farxeen, Lagana yaaba Inaad ku weydaan shacab badan oo idin tageersanaa, dheefna soo kordhimaayso, hadii meshaa tanaasuulaadku ka baxo, dhibaato iyo qax mooy.

Waxaa tusaale inoogu filan dadweynaha reer somalia halkaa aay maanta xaaladoodu ku sugan tahaay in cidama shiisheeye loo so dalbado, In dawladii la soo dhisaba aay baa,bado, ISHA CALI NINKII DAYAAY DIGNIIN WAAWGU FILAN TAHAY, Ha Noqonina ishooda qatayaal, Khasab wax walbaba laga dhigo, tansuulaad sameeya wakhtiga koomishanku idin cayimayna suga, Xisbiga kulmiye siyaasadiisa waan tageersanaa lakiin waxaan aad uga niyaad jabaay markaan arkaay Inaanaay tanaasulaad mujinaayn, Imika dad badanbaa tageeradoodii kala noqdaay xisbiga aay uhayeen Madaama xisbiga siyaasadii gudihiisu aay jahawareer ku jirto, Gudoomiye siilaanyo wuu tanaasulaad, badnaa hadaan imika laga dhex hadlaayn, oo aanaay dad kale ka go,aan kooda aanu qadanaayn sandkii 2003kii dorashadii hore si gobonimo leh , ayaad utanaa sushaay, Maanta miyaanaay ahayn Inaad sugto wakhtiga dorashada iyada oo aanaay waliba hubaal ahayn, inaad gulaysanaaysaan iyo In kale, Yaan mardhaaw xaalkinu noqon fulayaaw guuli ku dhawaaydee, wakhtiga dorashada loo cayimaay iska sugaa, Komishanku go,aanka aay gadheena raaca, Hadii shacabka somaliland waxaay ufahmayaan Inaay dantiinu tahaay kursiga oo kaliya, oo ah Anuuna markaayga aan cuno,lakiin aaydaan xalkale hayn, hadal iyo dhamaan waxaan ku soo gabagabaynayaah,fikirkaayga, Mar walba oo aad debecsanan mujisaan iyo dulqaad waa in badan oo aad hanataan masiirka shacabka, bulshaweynta somaliland.

waa bilaahi tawfiiq

mahad nuux muumin
mahad_nuux09@hotmail.com
pakistan islamabad.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: