TACSI INAALILAAHI WA INAALIYHI RAAJICUUN GEERIDA NAXDINTA LEH KU TIMI GANACSADE AADAN FARAN ABDI

TACSI INAALILAAHI WA INAALIYHI RAAJICUUN GEERIDA NAXDINTA LEH KU TIMI GANACSADE AADAN FARAN ABDI

TACSI INAALILAAHI WA INAALIYHI RAAJICUUN GEERIDA NAXDINTA LEH KU TIMI GANACSADE AADAN FARAN ABDI

Anagoo kala ah dadkan ay magacyahoodu hoos ku xusan yihiin waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direeynaa Qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday Allaha U Naxriistee Marxuum GANACSIDE ADAN FARAH ABDI iyo darawalkii gaadhigaas waday oo la geeriyooday oo ku geeriyooday wada dheer ee u dhaxaysa magaalada burco iyo berbera isoo ka yimi dhinaca qurbaha uu kul dhacay gaadhigii ka soo qaaday madaarka berbera waxaan leenahay samir iyo iimaan dhaanteen ilahay haynaga siiyo isna naxariistii jano ilaahay ha siiyooyo aammmin

1-adan aydiid abdi degan sheffeild
2-yusuf abdi diiriye degan sheffeild
3-c/rashiid c/raxmaan ali ardo degan sheffeild
4-mohamed suldaan cv/raxmaan qodax degan sheffeild
5-salaad awil muuse degan sheffeild
6- cawil muuse adan degan sheffeild
7-kayse baashe ducaale degan sheffeild
8-yasiin farax jees degan sheffeild
9- abokor mohamed cariish degan sheffeil
10-ciise qodax degan bermgham
11-cabdi momoauud jamac hurun degan liverpoo
12-c/naasir ali karaash degan leeds
13- cabdi guray degan leeds

INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAICUUN ALLE HA U NAXARIISTO MARXUUMKA JANADII FARDAWSANA HA KA WARAABIYO EHELKII IYO ASXAABTII UU KA BAXAYNA SAMIR IYO IIMAAN HA KA SIIYO AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s


%d bloggers like this: